Tag: Egypt

Dowladaha Masar iyo Soomaaliya oo kala saxiixday Heshiis [MOU] ku saabsan Maalgashiga

Dowladaha Somalia iyo Masar ayaa kala saxiixday heshiis is-faham ah oo ku saabsan dhaqaalaha iyo maalgashiga labada dal, kadib socdaal uu wasiirka...

Wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo Geeriyooday Markii Wadnuhu istaagay..

Wararka laga helayo dalka Masar ayaa sheegaya in wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa si lama filaan...

Egypt, Somalia discuss Sudan, Red Sea security.

The Egyptian and Somali foreign ministers met in Cairo on Thursday to discuss recent political developments in Sudan and Red Sea security....

Soonkii Bisha Ramadaan ayaa ka danbeeyay guuldaraddii Xulka Masar ka qabsatay Koobka Adduunka 2018..!

Guddoomiyaha Xiriirka kubadda cagta ee dalka Masar ee (EFA) Hani Abo Rida ayaa sheegay in Ramadaankii ka horeeyay Koobka aduunka uu saameeyay ololaha ciyaaryahanada...

Wiil Masaari 15 sano jir oo is-dilay kadib Farriin digniin ah oo uu soo...

Wiil reer Masar ah oo da' yar ayaa is dilay laba maalmood kadib markii uu bartiisa Facebook soo dhigay farriin uu ku sheegay inay...

Fadeexad kusoo baxday Madaxweynaha Masar oo Israa’iil u ogolaaday Duqeyn ay ka fuliso dalkiisa

Madaxweynaha Masar oo mar kale u sharxan xilka ayaa fadeexad ku soo baxday kadib markii Wargeyska New York Times uuaa soo daabacay warbixin ku...

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Yusuuf Garaad u wakiishay khudbadii shirka Sharma-sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in madaxweynaha isaga...

Madaxweyne oo safar kale ugu duulay Dalka Masar [Warbixin Shir Goboleedka lagu casuumay]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ka duulay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda dalka Masar. Madaxweynaha ayaa magaalada xeebta...

Dowladda Imaaraadka Carabta oo masaafurisay Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Masar

Ra'iisul wasaarihii hore ee Masar oo ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha dalkaasi Axmed Shafiq ayaa laga musaafuriyey Iimaaraadka carabta. Arrintan ayaa ka...

Masar oo taageero milateri siineysa Soomaaliya [Akhriso Qodobadii soo baxay]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo axaddii  booqasho rasmi ah ku tagay caasimadda Masar ee Qaahira, ayaa  madaxtooyada shir kula qaatey dhiggiisa Masar Cabdifitaax...

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo kulan ku yeeshay Qaahira

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi. Qasriga Itixaad ee madaxtooyada dalka...
video

Madaxweynaha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyay Qaahira [Daawo Video]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Qaahir ee dalka Masar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi. Qarsiga Itixaad ee madaxtooyada dalka...

Maxkamada Sare ee dalka Masar oo joojisay xukunkii dilka ee lagu xukumay Maxamed Mursi

Maxkamadda sare ee Masar ayaa go'aamisay in la joojiyo dilkii lagu xukumay madaxweynihii hore ee Maxamed Morsi, waxayna amartay in dacwada mar kale la...
error: Content is protected !!