Tag: Fiqi

Xildhibaan Fiqi: “Dhuusamareeb waxaa isugu haray labada kooxood ee Villa Somalia & Ahlu Suna.”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana soo jeeda degaanada Galmudug ayaa sheegay in madaxweyne Xaaf iyo Galmudug...

Guddoomiye Yariisow oo Qaswade ku tilmaamay Xildhiban Fiqi (Dagaal kale oo ka bilowday...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa soo nooleeyay dagaalkii baraha bulshada ee kala dhaxeeyay xildhibaan Axmed Macalin Fiqi, isagoo ku tilmaamay...

Xildhiban Fiqi: “Qaaqle shidaal lagu soo shubo,waxaa gadaashiisa ku jira hogaamiye fashilmay.”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weerarray hab-dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo hadalladii ugu danbeeyay ee dhowaan kasoo...

AKHRISO: Sidee Muuse Suudi ku sheegtay dhulka Mariinada, Yaase siiyey? [W/Q: Xildhibaan Fiqi]

Iyadoo dood weyn ay ka taagan tahay dhulka Mariinada ee ciidamada Badda Soomaaliyeed oo Senator Muuse Suudi Yalaxow, horena u ahaa hoggaamiye...

Xildhibaan Fiqi: “Kheyre & Xukuumadiisa waa inay is-casilaan intaan Dalku gacanta ka bixin…”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre u soo jeediyay inays xilka iska casisho inta aanu dalka gacanta...

Xildhibaan Fiqi: “Ciidamada NISA ee Fahad Yaasiin sida Baydhaba uma qabsan karaan Cadaado..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u dhaliilay tallaabada ay dowladad Somalia qaaday kadib markii ciidamada NISA iyo kuwa Milateriga ay...

Xildhibaan Fiqi: “Waxaa la sugayaa shakhsiyaad dalka taladiisa isku koobay oo siyaasad xumo… [Akhriso...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar yaab leh ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya, isagoo dusha u saaray...

Xildhibaan Axmed Fiqi: “Villa Somalia waxaa isaga khaldmay dadka UK iyo Barakacayaashii…..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ayaa magaalad London geysay musuq iyo laaluush ay u dooneyso inay ku joojiso bannaanbax looga...

Xildhibaan Fiqi oo Magaalada Garowe kasoo diray Farriin Culus oo ku socota Madaxweyne Farmaajo...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in magaalada Garowe ay kulmisay maamul goboleedyada iyo madaxda dowladda Soomaaliya ee khilaafku u dhaxeeyay, wuxuuna madaxweyne Farmaajo...

Xildhibaan Fiqi oo su’aalo badan ka keenay Qaabkii dowladu u Eriday Wakiilkii Q/Midoobay [Akhriso]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, kana mida dadka sida weyn ugu kacsan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa...

Xildhibaan Fiqi: “Farmaajow xilkan waa kugu culus yahay ee laba sano oo kale hanoogu...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida mucaaradka ugu weyn ee dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul uga...

Dagaal Baraha Bulshada ku dhex maray Xildhibaan Fiqi iyo Guddoomiye Yariisow oo la xaliyey

Dagaal baraha bulshada ku dhex maray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa is-afgarad iyo waanwaan lagu soo dhammeeyay markii ay...

Guddoomiye Yariisow: “Haloo sheego Xildhibaan Fiqi inaan raalli ka aheyn Qas-wade kalkaaliya Argagaxisada..”

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa jawaab culus u diray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn u weerarray war uu maanta ka jeediyey magaalada Muqdisho,...

Xildhibaan Fiqi: “Madaxweynaheena oo Deeqsi ah wuxuu Itoobiya Ciid Mubaarak ahaan u siiyey 4...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku tilmaamay inuu yahay deeqsi ciid mubaarak ahaan u siiyey Itoobiya 4...

Halheyska ‘Nabad & Nolol” oo Muran ka dhaliyey fadhigii Baarlamaanka & Wasiir lagu qabsaday...

Fadhigii xildhibaannada Baarlamaanka ee maanta oo la soo hordhigay Xeerka Shirkadaha ayaa waxaa dood laga keenay hal-heysa kooxda xilka heysa ee Nabad & Nolol...

Wasiirka Dastuurka oo Ceeb ku tilmaamay sawir ay Mucaaradka ku galeen Guriga Qeybdiid &...

Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa sawir ceebeed ku tilmaamay muuqaal ay wadajir Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ku galeen siyaasiyiinta...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo Weerar toos ah ku qaaday Xeer ilaaliyaha Guud ee...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa weerar afka ah ku qaaday xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, isagoo sheegay inuu sharci darro...
video

Xildhibaan Axmed Fiqi: Farmaajo Wasiir kama doonan, Imaaraadkana lacag ima siinin…” [Daawo]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mida xildhibaannada ku kacsan dowladda Federaalka ayaa sheegay inuusan wax jago ah ka doonan Madaxweyne Farmaajo balse aanu...

Xildhibaan Axmed Fiqi oo Aflagaado kala dul dhacay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xildhibaannada Federaalka ee taageersan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa aflagaado kula kacay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Galmudug. Xildhibaanka...

XOG: Halkee ku danbeeyay C/kariin Qalbi-Dhagax? [Xildhibaan Fiqi oo xaqiiqo soo bandhigay]

Dowladda Soomaaliya ayaa afka ka xiratay inay ka hadasho halka uu ku danbeeyay C/kariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo la sheegay inay Itoobiya u...
error: Content is protected !!