Tag: Geerida Yariisow

XOG: Alshabaab-ka ku dhex jira Dowladda & Qeybahooda kala duwan [Dhageyso Baarista]

Alshabaab ayaa isku dayda inay xubno ku dhex yeelato hay'adaha dowladda Soomaaliya, iyagoo u kala qeybsan saddex nooc oo ay u howlgalaan,...

XOG: Xildhibaano & Agaasimeyaal kusoo biiray tartanka loogu jiro Xilka Guddoomiyaha G/Banaadir

Waxaa sii kordhaya tartanka loogu jiro xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo uu dhowaan ka geeriyooday Marxuum C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow), iyadoo...

Xildhiban Mahad oo 9 Su’aal ka keenay Qaraxii lagu dilay Marxuum Yariisow [Akhriso]

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa su'aalo badan ka keenay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir...

XOG: Basiira mise Maryan- Dhagartii ay maleegtay Indhooshii loo naxariistay. [Dhageyso Baarista]

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu...

KASHIFAAD: 3 Xaqiiqo oo ku Qarsoon Warbixintii Wasaaradda Amniga & Qarxintii xarunta Gobolka

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka Aroortii Salaadii subax ka hor shaacisay Warbixin hordhac ah oo ku saabsan Qaraxii 24-ka bishan ka...

C/raxman C/shakuur: “Waxay ahayd in loo aargudo Eng. Yariisow ee ma ahayn in tacsi...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hor yimid qaabka ay Dowladda Somalia u maamuustay Geerida Guddoomiyihii Gobolka Banaadir oo u dhintay...

Maxamed C/raxman Yariisow oo jeediyey Khudbadii Qoyska Marxuumka ee isu soo bixii Muqdisho [Sawirro]

Wiilka ugu weyn caruurta Marxuum Yariisow oo lagu magacaabo Maxamed C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa jeediyey khubadii Qoyska Marxuumka ugu talogaleen isu soo...

Garoonka Banaadir oo magaciisa loo bedelay: ENG. YARIISOW STADIUM & Duco loo sameeyay

Garoonka Banaadir ee K/Cagta oo loo yiqiin Konis Stadiun, ahna kan ugu weyn ee hadda shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta magaca laga...

Dowlada Somalia oo Warbixin kooban kasoo saartay Qarixii Xarunta G/Banadir iyo Ciddii ka danbeysay

Dowladda Somalia aya warbixin hordhac ah kasoo saartay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee 24-ka July 2019 lagu qaaday xarunta G/banaadir oo lagu dilay...

Isu soo bax Duco ah oo loo sameynayo Marxuum Yariisow & Goob lagu magaciisa...

Waxaa la qabanqaabinayaa isu-soo bax weyn oo loogu Duceynayo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir marxuum C/raxmaan Cumar Cusmaan oo Isbitaal ku yaalla...

Guddoomiye ku-xigeenada G/Banaadir oo iska fogeeyay tuhunka Qaraxii 24-ka July [Akhriso]

Qoraal ka soo baxay maamulka G/Banaadir ee uu xilka sii hayo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maaliyadda ayaa lagu sheegay in shirkii...

Eng. Yariisow, Adeege Bulsho oo Ma Nooge ah. [Qormo uu diyaariyey Yuusuf Garaad]

Eng. Cabdiraxmaan – Yariisow ayaan maanta soo aasnay. Waxaa meydka la socday Marwadiisa iyo carruurtiisa. Waxaana garoonka hore u joogtay Hooyadii oo...

Madaxda Dowladda marka laga reebo Madaxweynaha oo ka qeyb galay Aaska Marxum Yariisow [Sawirro]

Madaxda dowladda Somalia ayaa dhammaantood ka qeyb galay aaska qaran ee maanta magaalada Muqdisho loogu sameeyay Guddoomiyihii G/banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan.

Salaad Cali Jeelle: “Ninkii Shirqoolay & Kuwii ku farxay tacsida Yariisow shaqo kuma...

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo ka mida la-taliyeyaasha fara badan ee madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dilka guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng....

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo tacsi ugu tegay Qoyska Marxuum Yariisow. [Sawirro]

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa tasci ugu tegay qoyska iyo ehelka uu ka geeriyooday guddoomiyihii gobalka Banaadir Eng. C/raxmaan...

Guddiga Qabanqaabada Aaska Marxuum Yariisow oo shaaciyey xilliga Dalka la keenayo iyo…

Guddiga qaban-qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in dib u dhac uu ku yimid, taas oo loo...

Aaskii Marxuum Yariisow oo dib u dhacay & Diyaaradii soo qaadi lahayd.. [Akhriso...

Waxaa maanta dib u dhac ku yimid Aaskii Qaran ee la qorsheeyay in loo sameeyo Guddoomiyihii hore ee G/banaadir, ahaana duqa magaalada...

Wararkii ugu danbeeyay Aaska Marxuum Yariisow & Wadooyinka Muqdisho oo la xiray

Waxa magaalada Muqdisho kla socota qabanqaabadii ugu danbeysay ee aaska Qaran ee loo sameynayo Guddoomiyihii Gobolka Banaadir, ahaana duqa magaalada Muqdisho Marxuum...

Duqa magaalada London oo ka hadlay Geerida Marxuum C/raxmaan Yariisow.[Akhriso]

Duqa magaalada London ee dalka Ingiriiska Sadik Khan ayaa farriin tacsi ah u diray qoyskii, eheladii iyo dadka Soomaaliyeed ee uu ka...

Madaxweynaha Jabuuti oo farriin murugo leh u soo diray Madaxda & Shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu murugada la qeybsanayo madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna farriin tacsi ah...
error: Content is protected !!