Garoonka Banaadir oo magaciisa loo bedelay: ENG. YARIISOW STADIUM & Duco loo sameeyay

Garoonka Banaadir ee K/Cagta oo loo yiqiin Konis Stadiun, ahna kan ugu weyn ee hadda shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa maanta magaca laga bedelayaa iyadoo lagu magacaabi doono Garoonka ENG. YARIISOW STADIUM, si loogu maamuuso guddoomiyihii hore ee G/Banaadir.

Isu soo bax Duco ahaa ayaa ka dhacay Garoonka Banaadir ee loo yiqiin Koonis Stadium, waxaana madaxweynaha Soomaaliya uu ku dhawaaqay in garoonkan wixii hadda ka dambeeya loo bixiyey Eng. Yariisow Stadium, waxaana ku sugan wasiiro, xildhibaanno iyo madaxda Maamulka Gobolka Banaadir, waxaana la filayaa inay ducada kasoo qeyb galaan dadweyne iyo madaxda dowladda Somalia,

Marxuum Eng. Yarisow ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Doha ee dalka Qatar oo dhaawaciisa la geeyay, kadib markii uu si xun ugu dhaawacmay qaraxii ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir 24-ka July 2019.

Image may contain: one or more people, shoes and outdoor
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

127,906FansLike
1,135FollowersFollow
3,316FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!