Tag: Yariisow

DHAGEYSO: Yariisow oo ka hadlay arrintii keentay in xilka laga qaado Guddoomiyihii ka horeeyay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) ayaa ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrintii sababtay in xilka laga qaado guddoomiyihii xilka uga horeeyay ee Taabit...

Madaxweyne Farmaajo oo Faragelin ku sameeyay Guddoomiye degmo oo xilka laga qaaday [Maxaa dhacay?...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiye oo ka tirsan Gobolka Banaadir, isagoo amray in xilkiisa...

CADDEYN: Maamulka G/Banaadir waxaa ka jirta Maamul xumo baahsan oo Maaliyadeed [Guddi Baarlamaan]

Guddiga Miisaaniyada iyo Maaliyada Qorsheynta Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa soo bandhigay maamul xumo maaliyadeed oo baahsan, taasoo ka jirta maamulka G/Banaadir. Qoraal ay dhowaan...

Guddoomiye Yariisow oo weerar shaqsi ah ku qaaday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka [Akhriso]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa afka furtay oo weerar shaqsi ah ku aaday xildhibaan Warsaame Joodax oo hore u soo noqday guddoomiye ku...

AMISOM oo weli ka hadlin Dadkii ay ku dishay Muqdisho [Eng. Yariisow ma u...

AMISOM ayaan weli wax war ah kasoo saarin dadkii ay shalay aroortii ku dileen magaalada Muqdisho, kadib markii ciidamada Brundi oo ku safrayey Wadadda...

Dagaal Baraha Bulshada ku dhex maray Xildhibaan Fiqi iyo Guddoomiye Yariisow oo la xaliyey

Dagaal baraha bulshada ku dhex maray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi iyo Guddoomiye C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa is-afgarad iyo waanwaan lagu soo dhammeeyay markii ay...

Guddoomiye Yariisow: “Haloo sheego Xildhibaan Fiqi inaan raalli ka aheyn Qas-wade kalkaaliya Argagaxisada..”

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ayaa jawaab culus u diray Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo si weyn u weerarray war uu maanta ka jeediyey magaalada Muqdisho,...

Xildhibaan Fiqi: “Yariisow hala gaarsiiyo Shacabka Muqdisho uma baahna Guulwade..” [Jawaab Culus]

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa jawaab kulul u diray Duqa magaalada Muqdisho oo si weyn u dhaliilay mucaaradka dowladda, wuxuuna u sheegay shaqada u...

Guddoomiye Yariisow oo Shaqadii ka joojiyey La-taliyihiisii Qarsoodiga ahaa ee dhinaca Saxaafadda [Akhriso]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa shaaciyey inuu shaqadii ka joojiyey la-taliyihiisii qarsoonaa ee dhinaca Saxaafadda, kadib markii uu ka qeyb galay xafladii caleemo saarka madaxweynihii...

Guddoomiye Cusub oo loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha Muqdisho

Guddoomiye cusub ayaa loo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir oo dib u  habeyn lagu sameeyay. Guddoomiyaha G/Banadir ayaa u magacaabay...

Guddoomiye Yariisow oo Markii labaad Weerar Xiisad dhaliyey ku qaaday Xildhibaannada Baarlamaanka [Warbixin]

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa markii labaad tan iyo markii uu xilka qabtay horraantii sanadkan weerar ku qaaday xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Yariisow...

Maxaa ka jira in Xildhibaan Xuseen Iidow Damiin u raadinayo dadkii ka danbeeyay Dilkii...

Xildhibaan Xuseen Iidow oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar laga faafiyay oo ku saabsan inuu yahay qofka damiinka u raadinaya dadkii...

Yariisow oo bilaabay olole ka hortag Xil ka qaadis lagu sameeyo [Maxaa ka qabsaday...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar CusmaanYarisow ayaa maalmihii ugu danbeeyay bilaabay olole nooc cusub ah oo uu ku doonayo inuu ku difaaco qorshe socda...

Madaxweyne Waare: “G/Banaadir kama jiro maamul dhibaatada jirta ka hadli karo, waxay ka cabsanayaan..”...

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle si kulul u weerarray maamulka Gobolka Banaadir, isagoo sheegay in amniga caasimadda uu mar dhow faraha ka bixi doono. Isagoo ka hadlayey...

Yariisow oo Dhagax dhigay Dhulkii muranka ka taagnaa ee loo xiray Guddoomiyihii Xamarweyne [Sawirro]

Gudoomiyaha gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa maanta dhagax dhigay dhul muran ka taagan yahay oo  ku yaalla degmada Xamarweyn, kasoo dhowaan Guddoomoyaha degmada...

Maxkamadda Sare ee Holland oo muddo u qabatay Dacwadda u dhaxeysa C/raxman Yariisow &...

Maxkamad ku taalla dalka Holland ayaa mar kale muddo u qabatay Dacwad dhex taalla Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) iyo Daahir Cabdulle Calasow...

Agaasimihii Dalxiiska & Maalgashiga G/Banaadir oo xilkii laga qaaday & mid cusub oo la...

Guddoomiyaha G/Banaadir C/raxmaan Cumar Cusmaanayaa xil ka qaadis ku sameeyay C/qaadir C/raxmaan Ibraahim oo ahaa Agaaisimihii Waaxda Dalxiiska iyo Maalgashiga Gobolka Banaadir. Xilkan ayaa loo...

Qaar ka mida Taliyeyaasha Ciidamada Dowladda Hoose ee Muqdisho oo shaqadii looga joojiyey Musuqmaasuq

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaqadii kaga joojiyey Saraakiil ka tirsan Ciidamada laalada Deegaanka Xamar (Minishiibiyada) oo lagu soo eedeeyey masuq-maasuq. Arrintan ayaa timid kadib soo...

AKHRISO: Maxay u fuli waayeen Amarradii ugu waaweynaa ee kasoo baxay Maamulka G/Banaadir..?

Amarrada kasoo baxa maamulka Gobolka Banaadir ayaa noqday kuwo aan la fulin oo ku eg war-saxaafadeed iyo afka baarkii, iyadoo amarradii ugu danbeeyay ay...

XOG: Madaxweynaha & Ra’iisal Wasaaraha oo iska fogeeyay Amarkii Jardiinooyinka Muqdisho ee Yariisow

Iyadoo ay maanta ku eg tahay muddo 30 maalmood ah oo Maamulka Gobolka Banaadir u qabtay dadka degan dhulka Jardiinooyinka iyo Beeraha  Dowaladda Hoose  ee...
115,090FansLike
648FollowersFollow
20FollowersFollow
2,690FollowersFollow
error: Content is protected !!