Tag: Golaha Amniga

Jaamacadda Carabta oo Jabuuti ku taageeray tartanka Kursiga Golaha Amniga ee Q/Midoobay [Rajadii Kenya...

Jaamacadda Carabta ayaa si buuxda u taageertay tartanka ay dowladda Jabuuti ugu jirto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga Q/Midoobay ee...

Sidee Dowlada Somalia u soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amniga Q/Midoobay kasoo saaray Somalia? [Akhriso]

Dowladda Federaalka Soomaalia oo soo dhoweysay qaraarka QM ee tirsigiisu yahay 2477 ee ka soo baxay kalankii goluhu yeeshay 31 May 2019...

Guddiga Amniga oo shir uga socdo Madaxtooyada & Xaaladda Muqdisho & Mooshinka Jawaari oo...

Kulan degdeg ah ayaa xarunta Madaxtooyada Somalia ee Muqdisho uga socda Guddiga Amniga Qaranka, iyadoo uu shir huddoominayo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo. Shirkan ayaa looga...

Mooshinka Jawaari oo sababay inuu Baaqo shirkii Baydhaba ee Madaxda dowladda Federaalka & Maamul...

Shirkii Golaha Amniga Qaran ee madaxda dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada ee lagu waday inuu maanta ka furmo magaalada Baydhaba ayaa dib u...

Faarax Qare oo kashifay Qodob halis ah oo ku jiray heshiiskii Kalluumeysiga ee dowladda...

Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare) ayaa kashifay qodob halis ah oo ku jira heshiiskii qeybsiga kheyraadka Badda ee dhinaca kalluumeysiga...

Xildhibaan Caan ah oo sharci darro ku tilaamamay Go’aanadii kasoo baxay Golaha Amniga Qaran

Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil oo ka mida xildhibaannada caanka ah ee  Golaha Shacabka, horena u soo noqday Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sharci darro...

AKHRISO: War-Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dowladda & Maamul Goboleedyada [Heshiisyo cusub oo la...

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo G/Banaadir ayaa caawa saq dhexe laga soo saaray War-murtiyeed. Shirkan oo socday intii u...

Madaxweyne Farmaajo oo joojiyay Guddoominta Shirki Golaha Amniga & Qodobada la isku heysto...

Wararkii ugu danbeeyay ee Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ku jiraan madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo...
error: Content is protected !!