Friday, March 5, 2021

Mustaf Dhuxulow

Musharax Mustaf Dhuxulow: “Farmaajo iyo Fahad laguma aamini karo dalkan, waana in laga tashadaa”

Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa faahfaahin ka bixiyey xaflad lagu taageerayay musharaxnimadiisa ciidamada dowladda ay hosr istaageen maanta, isagoo sheegay...

Ciidamada NISA oo joojiyey xaflad lagu taageeri lahaa Mid ka mida Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaas heegaya in ciidamada Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ay joojiyeen xaflad uu mgaalada Muqdisho ku qabsan lahaa mid...

Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen. Ciidamada Amniga Somaliland oo ka...

Xildhibaan iyo Musharax Madaxweyne oo la sheegay in lagu xiray Garoonka Magaalada Hargeysa..

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Garoonka Hargeysa lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali...

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow: ““Wasiirradii hore waa in ay Irbad is duraan si ay dulqaad u helaan”

Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya Xildhibaan Mustaf Maxamed Dhuxulow ayaa u digay Wasiirradii ka tirsanaa dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud ee hadda isku dayaya in...

Maxaad ka taqaan Siyaasiyiinta ugu saameynta badan dowladda Farmaajo iyo Kheyre..? [Faaqidaad]

Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo waxay ka dhigan tahay isbedel weyn oo ku yimid siyaasadda Soomaaliya.Doorashadii lama filaanka ahayd ee Farmaajo waxay...

Mustaf Dhuxulow & Khadiijo Diiriye oo hormuud u noqday wasiirada daadku qaaday (Akhri Warbixin)

Golaha wasiirada xilka sii haya ayaa la xaqiijiyay in xubno ka mida oo taageeray Ra'iisal wasaarihii kalsoonida waayay C/weli Sheekh Axmed aysan dib ugu...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!