Thursday, April 18, 2024

Xildhibaan iyo Musharax Madaxweyne oo la sheegay in lagu xiray Garoonka Magaalada Hargeysa..

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Garoonka Hargeysa lagu xiray xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo hadda ah musharrax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2021-ka ayey ciidamada Somaliland ee Garoonka Cigaal ku xireen magaalada Hargeysa, kadib markii uu halkaasi ka degay.

Mustaf Dhuxulow oo ku safarayay Baasaboor UK ah ayaan al ogeyn sababta ka dambeysa xarigiisa. Wararka ayaa sheegaya inuu transit ku ahaa garoonka magaalada Hargeysa, kadibna ay ciidamada amniga Somaliland qabteen.

Ad

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Somaliland, kuna saabsan xariga xildhibaanka iyo musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON