Tag: Recep Tayyip Erdogan

Madaxweynaha Turkiga oo ku gacan seyray Cadaadis & Cunaqabateyn uga timid Mareykanka & Midowga...

Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku gacan seyray oo iska diiday cunaqabateyn iyo cadaadis ay ku hayaan dalalka Mareykaka...

Madaxweynaha Turkiga oo weerar Afka ah ku qaaday Masar & Sacuudiga, Digniin culusna u...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan oo shir jaraa'id qabtay ayaa si kulul uga hadlay howlgalka ay ciidamada Turkiga ku galeen Waqooyiga...

Madaxweynaha Turkiga oo Amray Howlgal Ciidamadiisa ku galeen Waqooyig Syria & Wararkii ugu danbeeyay..

Madaxweynaha Turkliga Reccep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu bilowday howlgalkii Ciidamada Turkiga ee Waqooyiga Siiriya, iyadoo duqeyn cirka ah...

Mareykanka oo Ciidamadiisa kala baxay Waqooyiga Siiriya & Turkiga oo howlgal milateri ku gelaya...

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa shaaciyay in ciidamada Mareykanka ee ku sugnaa Dalka Siiriya ay halkaasi isaga baxayaan, iyadoo ay bilaabatay daadgureynta...

Madaxweynaha Turkiga oo jawaab yaab leh ka bixiyey weerarkii xarumaha Shidaalka Sacuudiga [Yaa bilaabay...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si la yaab leh uga jawaabay weerarkii lagu qaaday Xarumaha shidaalka dalka Sacuudiga oo dalal badan...

Madaxweynaha Turkiga: “Allaha u naxariisto walaalkeen Maxamed Mursi, waa Shahiid taariikhda galay…”

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay geerida madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi oo maanta ku geeriyooday maxkamad ku socotay...

Xisbiga Madaxweynaha Turkiga oo magaalooyin waaweyn ku lumiyey Doorashadii Dowladaha hoose.

Xisbiga AK party ee madaxweynaha Turkiga Rajab Erdogan ayaa looga adkaaday doorashada dowladaha hoose ee magaalooyinka waaweyn ee dalka Turkiga, iyadoo mucaaradka...

Madaxweynaha Turkiga oo shaaciyey in Xogta Dilkii Jamal Kashoqgi loo gudbiyey Sacuudiga & Dalal...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaciyey in xogta dilka saxafiga Sacuudiga ee Jamal Kashoqgi ay la wadaageen dalal uu Sacuudigu ka mid yahay...

How Turkey Sees the Crisis With the U.S. [Recep Tayyip Erdogan]

ANKARA, Turkey — For the past six decades, Turkey and the United States have been strategic partners and NATO allies. Our two countries stood...

Madaxweyne Erdogan: “Waxaan howsha ku bilaabayaa Bismillaahi, waxaana Alle ka baryaa inuusan igu ceebeyn...

Madaxweynaha dib loo doortay ee dalak Turkiga Racep Dayip Erdogan oo khudbad ka jeediyay munaasabadii caleemo saarkiisa oo goor dhoweyd ka dhacay xarunta Madaxtooyada...

Madaxweyne Erdogan oo Maanta la Caleemo saarayo [Akhriso Liiska Madaxda dunida ee ka qeybgaleysa]

Calaamo saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta dhacaya, iyadoo ay ka qeyb galayaan 22 hoggaamiye oo caalamka ka...

Hantida uu leeyahay Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo si rasmi ah loo shaaciyey [Deyn lagu...

Madaxweynaha Turkiga ee dhowaan loo doortay Recep Tayyip Erdogan mar kale xilka  ayaa la shaaciyay hantida uu heysto, sida uu qoray Wargeyska rasmiga ah ee dowladda...

Guushii Madaxweyne Erdogan kadib Maxay ka dhigan tahay..? [Akhriso Shan Isbedelka oo ka dhacay...

Kadib guushii Recep Tayyip Erdogan oo mar kale loo doortay madaxweynaha Turkiga waxay ka dhigan tahay isbedel ka weyn kii hore inuu ka dhacay dalka...

DEGDEG: Recep Tayyip Erdogan oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Dalka Turkiga

Madaxweynaha xilka haya ee dalka Turkiga ayaa mar kale ku guuleystay xilka madaxweynaha dalkaasi markii dadka dalkaasi ay u doorteen Recep Tayyip Erdogan inuu...

Warbixin: Fursadaha uu heysto Madaxweyne Erdogan in dib loo doorto [Loolanka adag ee Doorashada...

Dadweynaha Turkiga ayaa u dareeray doorashada dalkaasi ee madaxtinimada iyo Baarlamaanka dalkaasi oo mar qura dhaceysa, iyadoo ah doorasho lasoo hor mariyey markii dastuurka...

Madaxweynaha dalka Turkiga oo booqasho taariikhi ah ku jooga dalka Suudaan & dalal Afrikaan...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah maanta uga bilaabatay dalka Suudaan. Waa socdaalkii ugu horeeyay ee hoggaamiye Turki ah ku...

Madaxweyne Erdogan oo si kulul uga jawaabay War uu faafiyey Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraadka...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul ugu jawaabay war uu faafiyay Wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Abdullah bin Zayed Al Nahyan oo caro badan ka...

Madaxweynaha Turkiga oo soo dhoweyn diiran u sameeyay Madaxweynaha Dalka Jabuuti [Sawirro]

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelleayaa booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Turkiga. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan waxaa Qasriga madaxtooyada ku soo dhoweeyay dhiggiisa Jabuuti, waxaana...

Madaxweynaha Turkiga oo Diyaarad Milateri oo Caafimaad u soo diray Muqdisho & Dhaawacyo la...

Madaxwyenaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa amar ku bixiyay in diyaarad caafimaad oo gargaar degdeg ah ku qalabeysan oo diro magaalada Muqdisho. Diyaaradan oo ah kuwa caafimaadka...

Madxaweynaha Turkiga Erdogan: “Turkiga Hal Bilyan oo Doolar ayay ku bixisay Dib u dhiska...

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Turkiga lacag fara badan ku bixiyay taageerada iy dib u dhiska Soomaaliya. Isagoo ka hadayay golaha Guud ee...
error: Content is protected !!