Tag: Shariif Sheekh Axmed

Puntland, Xisbiyada Xasan Sheekh, Sh. Shariif & C/raxman C/shakur oo taageeray Axmed Madoobe [Akhriso]

Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay maamul Goboleedka Puntland iyo xisbiyada siyaasadda ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore -Xasan Sheekh Maxamuud, Shariif...

Sheekh Shariif: “Kama aamusi karno xaaladda Muqdisho inay sida u xirnaato Amnigiina aanu jirin”

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed aya sheegay inuusan ka aamusi karin xaaladda dalku ku sugan yahay xilligan ee amniga, siyaasadda iyo dhibaatooyinka...

Xisbiga Sheekh Shariif oo Cududdiisa ku soo bandhigay Hotel ku dhow Madaxtooyada Somaliya [Sawiro]

Shirweynihii xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa shirweynihiisii ugu horeeyay ka furtay magaalada Muqdisho.
Sheekh Shariif oo hakiyay imaanshihiisii Muqdisho kadib Xaalad

Madaxweynayaashii hore Xasan Sheekh & Sheekh Shariif oo War kasoo saaray Qarixii Muqdisho [Akhriso]

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay weerarkii Alshabaab ku qaadeen hotelo iyo dhismooyin...

Shariif Sheekh Axmed oo Baaq Nabadeed u diray Madaxweynayaasha Somaliland & Puntland

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka degaanka Tukaraq oo ka tirsan gobolka Sool...

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo Baaq kasoo saaray Khilaafka ka dhex taagan Baarlamaanka Soomaaliya...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq kasoo saaray xaaladda cakiran iyo khilaafka hareeyay Baarlamaanka Soomaaliya oo salka ku haya mooshinka laga...

SAWIRRO: Ra’iisal wasaare Kheyre oo la kulmay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya  Xasan Cali Khayre ayaa kulan la yeeshay madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed. Kulankan oo ka dhacay Xafiiskiisa Ra'iisal wasaaraha ayaa la...

Sheekh Shariif oo War Cad kasoo saaray Arrinta Khaliijka “Go’aanka Dowladda kama tarjumayo….”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrinta khilaafka ka taagan dalalka Khaliijka iyo mowqifka ay ka qaadatay...

XOG: Xil noocee ah ayuu Madxweynihii hore Sheekh Shariif ka qabanayaa Dowladda Farmaajo..?

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa mar kale yimid magaalada Muqdisho, iyadoo ay jiraan warar ku saabsan xil uu ka...

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo Muqdisho yimid & Ciidamo fara badan oo ammaankiiisa….

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kana mid ahaa musharixiintii xilka madaxweynaha ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif oo tan iyo...

KASHIFAAD: Sheekh Shariif oo olole ugu jira inaan beeshiisa loo magacaabin xilka Ra’iisal Wasaaraha

Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahaa Shariif Sheekh Axmed ayaa olole ugu jira inaan beesha uu kasoo jeedo loo magacaabin xilka Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya. Shariifka...

Sheekh Shariif: “Haddii la i doorto waxaan balan qaadayaa inaan soo celiyo hantidii dalka...

Musharax Shariif Sheeekh Axmed oo ka mid ahaa mushariixinta maanta hortegay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa balanqaaday inuu soo celin doono hantidii Qaran...

Musharax Sheekh Shariif oo la soo baxay olole Doorasho oo ka nixiyay musharixiinta kale...

Musharax shariif Sheekh Axmed oo maanta isu diiwaan geliyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xoojiyay ololihiisa doorashada madaxweynaha. Shariifka ayaa booqday hotelka...

Musharixii ugu horeeyay oo iska diiwaan geliyay Guddiga Doorashada Madaxweynaha (Daawo waa kuma..?)

Musharixii ugu horeeyay ayaa saaka iska xaadiriyay xafiiska Villa Hargeysa ee Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si uu isku diiwaan geliyo. Shariif Sheekh Axmed ayaa noqday...

KASHIFAAD: Maxaa keenay in Ololihii Sheekh Shariif ee Doorashada isu bedelo Aflagaado..? -AKHRI WARIXIN-

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed Sheekh Maxamuud Sheekh Muuse Cigalle wuxuu siyaasadda ka soo galay dhinaca diinta, isagoo madax u ahaa maxkamadihii...

DHAGEYSO Sheekh Shariif: “Xasan Sheekh Xaq uma laha inuu mar kale soo istaago…” [WEERAR...

Shariif Sheekh Axmed ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu maanta dib ugu soo laabtay dalka. Shariifka oo ah...

Musharax Sheekh Shariif: “Xasan Sheekh lacagtuu rabo ha bixiyo, laakiin Madaxweynaha soo socda...

Musharaxa xilka madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo hadda u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa weerar qulus oo aan hore loo arag ku qaaday madaxweyne...

DHAGEYSO: Shariif Sheekh Axmed oo weerarkii ugu kululaa taariikhda ku qaaday Dowladda Xasan Sheekh

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna musharax madaxweyne ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya. Kadib markii uu maanta dib ugu soo...

Musharax Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo Muqdisho yimid Muqdisho [Yaa soo dhoweeyay..?]

Musharax madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale yimid magaalada Muqdisho. Shariifka ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ku maqnaa dalal dibadda ah oo ay...
error: Content is protected !!