Wednesday, July 9, 2025

AKHRISO: War-murtiyeedka Culus ee Dhismaha Madasha Badbaado Qaran ee looga dhawaaqay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Madasha Badbaado Qaran, taasoo ay ku mideysan yihiin Puntland iyo Jubaland, Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Golaha Siyaasiyiinta ee Somaliland.

War-murtiyeedka dhismaha Madashu ayaa lagu faahfaahiyey inay muhiim tahay badbaadinta qaranka iyo sidii ay dhakhso doorasho lagu wada qanacsan yahay loo qaban lahaa. Waxayna caddeyeen inuu Maxamed C/llaahi Farmaajo caqabad ku yahay Doorasho wadar ogol ah oo si nabad ah dalka uga dhacda.

HOOS KA AKHRISO

No photo description available.
No photo description available.
May be an image of 1 person and standing
May be an image of one or more people, people standing and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON