Tag: Shirka London

DAAWO SAWIRRO:- Soomaali ku bannaanbaxday Shirkii Shidaalka Soomaaliya ee Magaalada London

Waxaa magaalada London maanta ka dhacay bannaanbax ay ka qeyb galeen Dad Soomaaliyeed oo ka horjeeda shirka shidaalka Soomaaliya ee magaalada London ka furmay. Dadkan...

Madaxweyne Farmaajo oo markii ugu horeysay ka hadlay Shirka Shidaalka Somalia ee London [-Akhriso-]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeyay ka  hadlay Shirka Suuq-geynta Shidaalka Soomaaliya ee ka furmay Magaalada London. Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka...

Shirkii Shidaalka Somalia ee London oo furmay & Bannaanbax looga horjeedo oo socda [Toos...

Waxaa goor dhoweyd magaalada London ka furmay shirkii Shidaalka Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Shirkadda Spectrum ee dalka Norway. Shirka waxaa dowlada Soomaaliya uga qeyb...

Dowladda Soomaaliya oo wafdi labaad u dirtay Magaalada London ee dalka Ingiriiska [Akhriso Sababta]

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda SoomaaliyaMahdi Maxamed Guuleed  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda duulay dalka Ingiriiska. Wafdiga...

Xildhibaan Axmed Fiqi: “Villa Somalia waxaa isaga khaldmay dadka UK iyo Barakacayaashii…..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ayaa magaalad London geysay musuq iyo laaluush ay u dooneyso inay ku joojiso bannaanbax looga...

Xisbiga uu hoggaamiyo Sheekh Shariif oo War culus kasoo saaray shirka shidaalka ee London...

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso, dibna u dhigto Shirka Arrimaha Shidaalka Soomaaliya...

XOG: Dowladda Somalia oo looga adkaaday dagaalkii Baraha Bulshada & Bannaanbixii Shirka London oo..

Waxaa magaalada London ka socda dadaal ay wado dowladda Soomaaliya oo ay ku baajineyso bannaanbax weyn oo ay qabanqaabinayeen jaaliyadda Soomaaliya, kaasoo looga horjeeday...

Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka hor yimid shirka Shidaalka ee London...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London. Qoraal uu soo saaray Senator Ilyaas Cali...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Barlamanka Federalka oo ka baxay Shirka Shidaalka London

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ka mid ahayn mas'uuliyiinta ka qeyb galaya shirka Shidaalka Soomaaliya ee...

Shakiga ku wareegsan Shirka Shidaalka ee London (Akhriso 13 Arrimood oo xasaasi ah )

1) Ma jiro Xisbi Mucaarad ah oo aan ka tirsanahay ama aan taageero, mana jirto cid aan ku taageerayo wax dhib u ah Dalkeeyga. 2)...

AKHIRSO: Khudbadii Wasiirka Difaaca Mareykanka ka jeediyay Shirkii London

Wasiirka Difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa khubad muhiim ah ka jeediyay shirkii arrimaha Soomaaliya ee magaalada London. Wuxuu si weyn u taageeray qorshaha Amniga Qaranka...

DAAWO SAWIRRO: Yaa dowladda Soomaaliya uga qeybgalay Shirkii London? [Wasiirada & shaqaalaha Madaxtooyada]

Shirkii shalay ku soo dhammaaday magaalada London ee arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa ka qeybgalay wafdigii ugu yaraa dhinaca xukuumadda iyo shaqaalihii ugu badnaa madaxtooyada...

Maxaa ka jira in Madaxweynaha Uganda cambaareyn u jeediyay Farmaajo [Akhirso Khudbadii Musaveni]

Waxaa soo baxay warar sheegaya in madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni uu shirkii London ee arrimaha Soomaaliya ku cambaareeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Musaveni ayaa...

Shirkii London oo la soo xiray: Akhriso Qodobadda ugu muhiimsan ee ka soo baxay

Magaalda London waxaa lagu soo gabagabeeyay goor dhoweyd shirkarrimaha Soomaaliya oo ay marti gelisay dowladda Britain. Shirka waxaa lagu soo gabagabeeyay shir Jaraa'id oo ay wada...
video

TOOS U DAAWO: Shirka caalamiga ah ee Arrimaha Soomaaliya, Magaalada London

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=760Of_dIeIQ?autoplay=1&rel=0&controls=1&showinfo=0]

DEGDEG: Madaxda Maamul Goboleedyada oo Khudbado ka jeediyay Shirka London

Madaxda Maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa xilligan ka hadlaya shirka arrimaha Soomaaliya ee ka socda magaalada London. Shirka oo galabta lasoo gabagabeynayo ayuu sheegay safiirka UK...

Madaxweynaha Uganda oo siyaasiyiinta Soomaaliya ku eedeeyay Wadaniyad-xumo

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni oo ka qeyb galaya shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya, kana socda magaalada London ayaa eedeyn culus u jeediyay hogaamiyeyaasha...

DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in Soomaaliya laga qaado xayiraadda Hubka

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha Caalamka iyo Golaha Ammaanka Q/Midoobay ugu baaqay in dowladda Soomaaliya laga qaado xayiraadda hubka ee saaran tan iyo sanadkii 1991.Madaxweyne...

TOOS U DAAWO: Xafladda Furitaanka Shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya [London]

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=760Of_dIeIQ?autoplay=1&rel=0&controls=1&showinfo=0]

TOOS U DAAWO: Shir hordhac u ah furitaanka Shirka London ee Arrimaha Soomaaliya

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=760Of_dIeIQ?autoplay=1&rel=0&controls=1&showinfo=0]
error: Content is protected !!