Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka hor yimid shirka Shidaalka ee London [Akhriso]

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London.

Qoraal uu soo saaray Senator Ilyaas Cali Xasan ayaa lagu sheegay in shirkaasi aanu waafaqsaneyn sharciga dalka, isla markaana wixii ka yimaada ay mas’uuliyadiisa qaadeyso xukuumadda Soomaaliya iyo wasaaradda Batroolka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Ad

Image may contain: text

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

120,753FansLike
798FollowersFollow
2,965FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!