Tag: SOMOIL

Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka hor yimid shirka Shidaalka ee London...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London. Qoraal uu soo saaray Senator Ilyaas Cali...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Barlamanka Federalka oo ka baxay Shirka Shidaalka London

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ka mid ahayn mas'uuliyiinta ka qeyb galaya shirka Shidaalka Soomaaliya ee...

Shakiga ku wareegsan Shirka Shidaalka ee London (Akhriso 13 Arrimood oo xasaasi ah )

1) Ma jiro Xisbi Mucaarad ah oo aan ka tirsanahay ama aan taageero, mana jirto cid aan ku taageerayo wax dhib u ah Dalkeeyga. 2)...

Xisbiga uu Hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War Culus kasoo saaray Xaraashka Shidaalka Somalia ee...

Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Midowga Nabadda iyo Horumarka  ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaraashka Shidaalka Soomaaliya oo  7-da...

Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya oo Qoraal Jawaab ah soo saartay [Akhriso]

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shir ka dhacaya Magaalada London oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya. War-saxaafadeedka Caawa kasoo baxay...

2 Sano kadib Doorashadii Farmaajo waxaa London lagu xaraashayaa Shidaalka Somalia [Qormo Xasaasi ah]

Waxaa lagu wadaa in bisha 08 Febraayo oo ku aadan labo sano ka dib maalintii la doortay Madaxweyne Farmaajo la qabto xaraash lagu suuqgaynayo...
error: Content is protected !!