Tuesday, October 4, 2022

Xisbiga uu Hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War Culus kasoo saaray Xaraashka Shidaalka Somalia ee London

Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Midowga Nabadda iyo Horumarka  ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaraashka Shidaalka Soomaaliya oo  7-da bisha February 2019 ka dhici doona magaalada London.

Shirka oo xukuumadda Soomaaliya ay beenisay inuu xaraash  yahay ayaa lagu soo bandhigi doonaa naado lagu iibinayo xirmooyin 50 (blocks) oo ah goobaha shidaalka lagu tuhmayo ee Soomaaliya, kaasoo ah dhul ku teedsan 173,000 KM xeebta dalka.

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ayaa ka digay inuu shidaalka Soomaaliya u gacan galo koox yar oo dallaaliin ah, waxayna soo jeedisay in la dhameystiro sharciyada shidaalka dalka oo baarlamaanka horyaalla.

Ad

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,004FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
6,004FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON