Tag: Spectrum

Spectrum Press Statement on Somalia Offshore Round

The Federal Government of Somalia hosted a successful promotion of the Somalia Offshore Round at the Somalia Oil and Gas Conference in...

Is Somalia ready for an oil boom?

Last week, amid protests, the Somali government convened a public meeting at Claridge’s hotel in London to begin the long process of...

KASHIFAAD: Ogow Saamiga Dowlada Somalia & Shirkadda Spectrum ku leeyihiin iibinta xogta Shidaalka Dalka

Toddobaadkii hore dawladda Soomaaliya waxay magaalada London kusoo bandhigtay xogta laga laga helay sahankii shidaalka ee laga sameeyey Soomaaliya intii u dhaxaysay...

Shidaal miyaa laga helay Badda Somalia..? [Akhriso Warbixinta Shirkadda SPECTRUM & Khariirad]

Shirkii Shidaalka Somalia oo 7-dii bishan Febraayo 2019 ka dhacay magaalada London oo ay soo qabanqaabisay shirkadda Spectrum ee laga leeyahay dalka...

Shirkii Shidaalka Somalia ee London oo furmay & Bannaanbax looga horjeedo oo socda [Toos...

Waxaa goor dhoweyd magaalada London ka furmay shirkii Shidaalka Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Shirkadda Spectrum ee dalka Norway. Shirka waxaa dowlada Soomaaliya uga qeyb...

Xildhibaan Axmed Fiqi: “Villa Somalia waxaa isaga khaldmay dadka UK iyo Barakacayaashii…..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ayaa magaalad London geysay musuq iyo laaluush ay u dooneyso inay ku joojiso bannaanbax looga...

Xisbiga uu hoggaamiyo Sheekh Shariif oo War culus kasoo saaray shirka shidaalka ee London...

Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay joojiso, dibna u dhigto Shirka Arrimaha Shidaalka Soomaaliya...

Sidee u dhacay heshiiskii sahminta shidaalka ee Dowladda Federaalka & Shirkadda Spectrum ee Norway?...

Mar kaliya ayaa lagu soo baraarugay shirkad lagu magacaabo Shirkadda Spectrum ASA oo shaacisay inay iib gelieyso shidaalka Soomaaliya, haddaba waxaan dib u xusuusineynaa akhristayaasha...

XOG: Dowladda Somalia oo looga adkaaday dagaalkii Baraha Bulshada & Bannaanbixii Shirka London oo..

Waxaa magaalada London ka socda dadaal ay wado dowladda Soomaaliya oo ay ku baajineyso bannaanbax weyn oo ay qabanqaabinayeen jaaliyadda Soomaaliya, kaasoo looga horjeeday...

Guddiga Kheyraadka Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo ka hor yimid shirka Shidaalka ee London...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare ayaa ka hor yimid shirka Shidaalka Soomaaliya ee ka dhacaya magaalada London. Qoraal uu soo saaray Senator Ilyaas Cali...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Barlamanka Federalka oo ka baxay Shirka Shidaalka London

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ka mid ahayn mas'uuliyiinta ka qeyb galaya shirka Shidaalka Soomaaliya ee...

Shakiga ku wareegsan Shirka Shidaalka ee London (Akhriso 13 Arrimood oo xasaasi ah )

1) Ma jiro Xisbi Mucaarad ah oo aan ka tirsanahay ama aan taageero, mana jirto cid aan ku taageerayo wax dhib u ah Dalkeeyga. 2)...

Xisbiga uu Hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War Culus kasoo saaray Xaraashka Shidaalka Somalia ee...

Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Midowga Nabadda iyo Horumarka  ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaraashka Shidaalka Soomaaliya oo  7-da...

Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya oo Qoraal Jawaab ah soo saartay [Akhriso]

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shir ka dhacaya Magaalada London oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya. War-saxaafadeedka Caawa kasoo baxay...

2 Sano kadib Doorashadii Farmaajo waxaa London lagu xaraashayaa Shidaalka Somalia [Qormo Xasaasi ah]

Waxaa lagu wadaa in bisha 08 Febraayo oo ku aadan labo sano ka dib maalintii la doortay Madaxweyne Farmaajo la qabto xaraash lagu suuqgaynayo...

Maamulka Jubba oo dowladda Somaliya ku qabsaday heshiiskii Shidaal baarista (Akhri Fadeexada qoraal loo...

Maamulka Jubba ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa dowlada Soomaaliya ku qabsaday heshiis baaris shidaal ah oo ay la gashay shirkadda Spectrum, waxaana qoraal uu...

Dowladda Soomaaliya oo heshiis cusub oo shidaal baaris ah la saxiixatay Shirkad ka dhisan...

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta heshiis shidaal baaris ah la saxiixay shirkad lagu magacaabo Spectrum ASA oo laga leeyahay dalka Norway, saxiixa heshiiskaasi oo ka...
error: Content is protected !!