Tag: UPD

Sanbaloole oo Qoraal uga jawaabay Wareysigii muranka dhaliyey [Akhriso Caddeyn iyo is-difaacid]

Asc dhaamaan aqyaarta halkaan ku jirta. Waxaan rabaa in halkaan ka sameeyo point of clarification oo ku saabsan wareysi aan siiyay Dalsan...

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo iska fogeeyay Warkii kasoo yeeray Sanbaloolshe, kuna tilmaamay..

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaah xisbiga UPD ayaa iska fogeeyay war muran dhaliyey oo kasoo yeeray Taliyii...

Xildhibaanada Xisbiga UPD & Musharax C/raxmaan Odowaa oo Hal Qodob ka Dalbaday Ra’iisal wasaare...

Qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda Galmudug ee ka tirsan Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

C/raxmaan Odowaa: Xisbiga Xasan Sheekh oo Musharax Culus usoo sharxaya Doorashada Galmudug

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Dowladii Xasan Sheekh oo ka mida saxiibada ugu dhow madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen...

Xisbiga uu UPD ee Xasan Sheekh oo Dowladda Somalia ka dalbaday inay joojiso faragelinta...

War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaaladaha ka taagan labada maamul ee...

Taliska Ciidamada Booliska oo lagu eedeeyay inay ilaaladii ka kaxeysteen Xildhiban Cismaan Cilmi Boqorre

Senator ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorrre oo shalay lagu dilay magaalada Muqdisho laga...

Xisbiga Xasan Sheekh oo taageeray jawaabtii Dowladda Somaliya, balse ugu baaqday [War-saxaafadeed]

Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Sidee Xildhibaan Xasan Sheekh loogu soo dhoweeyay Magaalada Beledweyne..? [DAAWO SAWIRRO]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Xildhibaan Xasan Sheekh aya sheega inuu socdaal shaqo...

Xisbiga uu Hoggaamiyo Xasan Sheekh oo War Culus kasoo saaray Xaraashka Shidaalka Somalia ee...

Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Midowga Nabadda iyo Horumarka  ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray xaraashka Shidaalka Soomaaliya oo  7-da...

Xildhibaan kale oo ku dhawaaqay inuu ka baxay Xisbiga uu hoggaamiyo Xasan Sheekh ee...

Xildhibaan Cali Cabdi Cismaan ayaa shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga Midowga Nabada iyo Horumarka ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Xasan Sheekh...

Sheekh Kenyaawi oo Xisbiga UPD kala qeyb galay xaflad ay ku lahaayeen Magaalada Muqdisho...

Sheekh Maxamed Ibraahim Kenyaawi ayaa galabta ka qeyb galay kulan ay lahaayeen xisbiga UPD oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Sheekh Kenyaawi ayaa...

Xildhibaankii labaad oo shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Xasan Sheekh...

Xildhibaankii labaad ayaa shaaciyey inuu ka baxay Xisbiga  uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD). Xildhibaan Maxamed...

Senator C/llaahi Fartaag: “Amiir Caamir lacag siiya ama Facebook lacag siiya.. Gaal kama shaqeyn...

Senator C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ka mida Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid wax ka bedelkii lagu sameeyay...

Xisbiga UPD ee Xasan Sheekh oo laga joojiyey kulan uu ku qaban lahaa magaalada...

Kulan uu xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku qaban lahaa magaalada Baydhaba ayaa la joojiyey markii maamulka K/Galbeed uu amar...

KASHIFAAD: Maxaa keenay in C/raxmaan C/shakuur ka haro Isbaheysiga Mucaaradka ee Xasan Sheekh..?

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame iyo  xisbigiisa Wadajir ayaa waqtigii ugu danbeeyay ka haray oo laga waayey liiska dhinacyada ku midoobay Xisbiga UPD ee uu...

SAWIRRO: Taageerayaasha Xasan Sheekh oo maanta u Caleemo saaraya Guddoomiyaha Xisbi KMG ah

Waxaa magaalada Muqdisho ka socota Munaasabad lagu daah furayo Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda iyo Horumarka oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud. Xafladda...

Xisbigii Cusbaa ee Xasan Sheekh oo magacii lagu qabsaday iska bedelay [Akhriso Magaca cusub]

Waxaa isbedel degdeg lagu sameeyay magaca xisbigii dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh Maxamud. Xisbiga cusub ee Xasan...

Wasiir ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo sheegtay Magaca Xisbi maanta loo doortay Xasan Sheekh...

Wasiirka Dastuurka maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/llaahi Sheekh Xasan ayaa sheetgay inuu isagu leeyahay magaca uu qaatay xisbiga maanta guddoomiyaha loogu doortay madaxweynihii hore...

SAWIRRO: Midowga Xildhibaannadii Qabyo & Xisbiga Daljir oo dhalay Xisbi uu hoggaamiyo Xasan Sheekh

Maanta 30-ka September 2018, ayaa Muqdisho looga dhawaaqay Midowga xildhibaanadii Qabyo ee taagerayaasha madaxeynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Xisbiga Daljir, iyadoo lagu dhisay...

Xasan Sheekh oo loo doortay Guddoomiyaha KMG ah ee Xisbiga cusub ee UPD (Yaa...

Xisbiga cusub ee Midowga Nabadda & Dimoqraadiyadda UPD ayaa kulankiisii ugu horeeyay isugu yimid magaalada Muqdisho, iyadoo dastuurkiisa lagu ansixiyay, laguna doortay Guddoomiye  KMg ah. Xisbiga...
error: Content is protected !!