Tag: Wasiir Goodax

Golaha Wasiirada Xukuumadda Somalia oo Wasiir Goodax dib ugu celiyey mashruuc uu hor geeyay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadla aha ah ee Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya.

Wasiir Goodax & xildhibaanno kasoo jeeda Hiiraan oo Beledweyne u tegay xalinta khilaafka ka...

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Wasiirka Waxbarashada oo Amar ku bixiyey Hirgelinta Manhajka cusub ee Waxbarashada.. [Wareegto]

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan hirgelinta Manhajka cusub ee Waxbarashada oo la amray Dalladaha...

Wasiir ka tirsan Xukuumadda oo kashifay Qorshe Siyaasadeed oo Dowladda Somalia ka qaadatay Kenya.

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa kashifay qorshe siyaasadeed oo dowladda Somalia ka qaadatay inay kula dhaqanto Kenya, kadib xiriirka xumaaday...

Ra’iisal Wasaare Kheyre oo soo xiray imtixaankii Dowladda ee Shahaadiga Dugsiyada Sare (Sawirro)

Ra'iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo gabagabeeyay imtixaankii ku celiska ahaa ee dowladda Somalia oo socday intii u dhaxeysay...

Weriye ka tirsan Goobjoog oo lagu xiray Muqdisho & Wasaaradda Waxbarashada oo Dacwad ka...

Wariye ka tirsan warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka la xiray, kadib markii ay wasaaradda Waxbarashada dacwad ka gudbisey.

Wasiir Goodax: “Waxaan heysanaa awood aan saacad kasta ku joojin karno Social Media-ha” [Dhageyso]

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyey inay joojinahaan Baraha Bulshada haddii ay khatar dareemaan, kadib markii ay codsi...

Wasiirka Waxbarashada oo ka noqday hadalkii kasoo yeeray ee Imtixaanka Puntland [Maxaa sababay? Akhriso]

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa ka noqday hadal shalay kasoo yeeray oo ku saabsanaa inuu fashilmay imtixaankii maamulka...

Wasiirka Waxbarashada Puntland oo u jawaabay Wasiir Goodax. “Waxaa lagaa rabaa caddeyn..”

Wasiirka Waxbarashada maamulka Puntland Cabdullaahi Maxamed Xasan u jawaabay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahoi Goodax Barre oo magaalada Jowhar ka sheegag inuu fashilmau...

Wasiir Goodax: “Waxaan arkay Arday uma ekayn, Dad dhagaxyo tuurayo ayaan la kulmay…”

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in bannaanbixii maanta ka dhacay Muqdisho loo badnaa Ardayda oo dad badan ay...

Dowladda Somalia oo baabi’isay Imtixaankii Shahaadiga Dugsiyada Sare, & Imtixaan cusub oo … ...

Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay imtixaankii Shahaadigii Dugsiyada sare ee sanad-dugsiyeedka 2018-2010, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre.

Wasiir Goodax: “Arrinta aan isku mari weynay Puntland waa mabda’ ee ma aha farsamo”

Kulan dhex maray Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre iyo Gudiga arrimaha bulshada Aqalka Sare ayaa looga hadlay khilaafka soo kala...

Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare oo ka hor yimid Wasiir Goodax, lana saftay Puntland.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Baarlamaanka federaalka ayaa si shaqsi ah u soo dhex galay xaaladda ka dhex taagan wasiirka...

Wasiirka Waxbarashada Somalia oo digniin kasoo saaray go’aan ay qaadatay Puntland [Daawo]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maamulka Puntland uu diiday inuu qeyb ka noqdo imtixaanka mideysan ee dowladda Federaalka ay ka qaado Dugsiyada...

Xildhibaan lagu eedeeyay Shabaabnimo oo Dacwad ku soo oogaya Wasiir Goodax..

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmed ooa ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay inuu dacwad la tiigsanayo Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya oo ku eedeeyya...

Wasiirka Waxbarashada oo Amar ku soo rogay Jaamacadaha Dalka “Ma qaadan kartaan Arday..” [Akhriso]

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa amar ku soo rogay Jamaacadaha gaarka loo leeyahay dalka, isagoo...

Wasiirka Waxbarashada oo Amar kasoo saaray Dugsiyadii Dowladda ee magacyada laga bedelay [Wareegto]

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo dhowaan xilka la wareegay ayaa soo saaray wareegto uu muddo 30...
error: Content is protected !!