Sunday, June 22, 2025

Wasiir Goodax oo soo saaray Wareegto Qasab lagu dhaqan gelinayo Manhajka Dugsiyada Sare

Sii-haya Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan dhaqangalka Manhajka Dugsiyada Sare oo maanta bilowday.

Wareegtada Wasiir Goodax ayaa lagu sheegay in Manhajka Qaranka ee Dugsiyada Sare uu yahay midka kaliya ee laga dhigi karo Dugsiyada, isla markaana xeerkan Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare uu qasab ka dhigayo in sannad-dugsiyeedkan lagu dhigo dhammaan dugsiyada dalka.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON