Tag: Wasiirada Puntland

Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland oo lagu hor Dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni [Sawiro]

Febraayo 12 2019, Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey qasriga...

Madaxaweynaha Puntland oo Goor dhow ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada.

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu goor dhow ku dhawaaqayo Golaha cusub ee wasiirada maamulkiisa, kadib doorashadii 8-da Janaayo...

C/weli Gaas oo Muqdisho kulan Gaara la yeeshay Wasiirada Puntland ugu jira Xukuumadda Somalia...

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay kulan kula qaatay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Wasiirada DFS. Kulanka oo ka...

AKHRISO: Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Maamulka Puntland

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa dhisay xukuumad cusub oo saaka looga dhawaaqay magaalada Garowe. Xukuumadda cusub ayaa ka kooban 20 Wasiir, 20 Wasiir ku...
error: Content is protected !!