Home Somali Puntland Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland oo lagu hor Dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni...

Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland oo lagu hor Dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni [Sawiro]

-

- Advertisement -

Febraayo 12 2019, Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe.

Dhaarinta Golaha Xukuumadda cusub ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Puntland Dr.Yuusuf Xaaji Nuur, xubno ka tirsan Maxkamadda sare ee Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, Waxaa goob joog u ahaa dhaarta 44 Wasiir, 4 Wasiir oo qaarkood dalka dibaddiisa jiraan kuwona cudurdaar shaqo sheegteen ayaan joogin dhaarta.

- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Puntland iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa kulan la qaatay dhaarta kadib Golaha Xukuumadda dowladda Puntland, waxaana ay kula dardaarmeen Wasiirada cusub inay si hufan, daacad ah, hawl-karnimo ah, sharciya ugu adeegaan diinta, dalka iyo dadkoodaba.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa u sheegay Golahan Wasiirada in ay sugayso shaqo balaaran oo dastuuriya, taas oo ay ugu adeegayaan shacabka Puntland iyo guud ahaan kuwa Soomaliyeedba, isla’ markaana waxa uu Madaxweynuhu ku adkeeyey in ay ka feejignaadaan waxkasta oo ka xagal daacinaya shaqadooda.

Ugu dambayn, Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Alle uga baryey Xukuumadda cusub inuu ku asturo shaqadooda, kana yeelo kuwii si daacada, oo wanaagsan uga soo baxa masuuliyadda loo igmaday,

=DHAMMAAD=

Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
Golaha Wasiirada Cusub Puntland oo lagu hor dhaariyey Madaxweyne Siciid Deni
- Advertisement -

WARARKA MAANTA

Xubnaha Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso oo loo xiray lacag ay ka heleen Dowlada Somalia.

Wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegay in ciidamada Puntland ay xireen xubno ka tirsan Guddiga Dhismaha Wadadda Boosaaso.

Madaxtooyada Somaliland: “Maamulka Caddowga ah ee Farmaajo xalin tabasho nagama dhaxeyso” [War Cad]

Maamulka Somaliland ayaa Guddiag uu madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo u magacaabay la xaajoodka Somaliland ku tilmaantay gef siyaasi ah, iyo caddownimo.

Senator Siciido: “Madaxweyne Farmaajo beeshiisa ayuu 2 safiir u magacaabay, wuxuuna diiday…”

Senator Saciido Xasan Cusmaan oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka Sare ee kasoo jeeda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeysay madaxweynaha Somalia...

Taliska Booliska oo Digniin culus u diray Dadka magaalada Muqdisho. [Akhriso]

Taliska Booliska ayaa soo saaray digniin culus oo ku socot dadka Muqdisho, gaar ahaan dadka wata baabuurta oo lagu amray in laga...

Musharixiinta Jubbaland oo 3 maalmood loo qabtay inay isku diiwaan geliyaan & Shuruudo adag..

Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa lagu faahfaahiyey Shuruudaha laga rabo inay buuxiyaan musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Maamulkaasi...

Madaxweynaha Hirshabelle oo shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda & Wasiir cusubna..

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.

MUST READ

Wakiilka Q/Midoobay oo Axmed Madoobe gaarsiiyey Dalabka Beesha Caalamka ee Doorashada Jubaland [Akhriso]

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa markii labaad maanta tegay magaalada Kismaayo isagoo kulan la yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed...

Hogaanka Sare ee Alshabaab oo 45 Berri u qabtay inay towbad keenaan Odayaasha soo xulay Baarlamanka Somalia [Digniin culus]

Hoggaanka sare ee Xarkada Al-Shabaab ayaa muddo 45 maalmood ah u qabtay odayaashadii ergada ahaa ee soo xulay xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

C/raxman C/shakuur: “Safiirka Qatar ee Somalia sidii Generaal Gabre oo kale ayaa saf dheer loogu jiraa..”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa si weyn u dhaliilay hab dhaqanka dowlada Qatar ee Soomaaliya, isagoo safiirkeeda u jooga Soomaaliya Xasan Xamza...

Qorshe yaab leh oo lagu fuliyey Weerarkii Kismaayo. [Dableyda oo magaca Axmed Madobe ku galay Hotelka]

Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa deggan kadib weerarkii hotelka Cas-casey ay ku qaadeen maleeshiyo Alshabaab oo qasaare weyn dhaliyey.

TOOSHKA GOOBJOOGE

error: Content is protected !!