Madaxaweynaha Puntland oo Goor dhow ku dhawaaqaya Golihiisa Wasiirada.

Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland uu goor dhow ku dhawaaqayo Golaha cusub ee wasiirada maamulkiisa, kadib doorashadii 8-da Janaayo ka dhacday halkaasi.

Madaxweyne Siciid C/llaahi Deni ayey ku qaadatay mudo bil ka badan inuu ku dhiso Gole wasiiro, kadib markii Baarlamaanka Puntland uu siiyey laba toddobaad oo dheeraad ah, waxaana la sheegay in Golaha wasiirada cusub la shaacin doono wasiiro ka tiro yar kuwii hore.

Madaxweyne Deni ayaa hore u joojiyey qaabilaadda isagoo waday kulamo  iyo wadatashiyo ku saabsan  dhismaha Golaha Wasiiradda Puntland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

117,939FansLike
698FollowersFollow
2,758FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

117,939FansLike
698FollowersFollow
20FollowersFollow
2,758FollowersFollow
error: Content is protected !!