Tag: Xamarweyne

Taliye ka tirsan booliska oo loo xiray Qarixii Degmada Xamarweyne ee Muqdisho [Akhri sababta]

Wararka laga helayo taliska booliska magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la xiray taliyihii saldhigga Booliska degmada Xamarweyne G/Dhexe Siciid Cumar oo wax laga weydiinayo...

God-key Geeyeen iyada iyo Gabankeedii..! [Qormo]

Sanooyinkaan dambe waxaa soo badanayay in Qaraxyo lala beegsado goobaha Dadka rayidka ah ku badanyihiin sida Maqaayadaha, Hoteelada, Waddooyinka iyo goobaha ganacsiga, waxaana ugu...

Hooyo Soomaaliyeed & Wiil ay dhashay oo ka mid noqday Dadkii ku dhintay Qaraxii...

Dhacdooyinka xanuunka leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow Muqdisho Mall, degmada Xamarweyne...

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay Muqdisho Mall iyo Qasaaraha ka dhashay [Sawirro]

Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray xarunta Suuqa casriga ah ee ugu weyn caasimadda ee Muqdisho Mall oo u dhow xarunta...

Dad ku dhintay Shil Culus oo ka dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Dhowr qof ayaa ku dhintay shil ka dhacay degmada Xamareyne ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu gaari weyn oo xamuul ah oo ciidamadu leeyihiin...

Maxaa loo heystaa Cumar Shariif Jeeg -Guddoomiyihii Degmada Xamarweyne..? [Xarunta CID-da oo lahu xiray]

Guddoomiyaha degmada Xamar Weyne, Cumar Shariif Maye oo loo yaqaanno Cumar Shariif Jeeg ayaa galinkii dambe ee shalay lagu xiray xarunta CID ee magaalada...

Guddoomiyihii Degmada Xamarweyne oo shaqo Joojin lagu sameeyay [Akhriso: Sabab yaab leh oo lagu...

Guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir Cumar Shariif Jeeg ayaa shaqada laga joojiyey, iaydoo lagu soo eedeeyay arrimo yaab leh oo ku saabsan hadallo...
Qashin xamarweyne

Qashin halis ku haya Ganacsiga Suuqa Xamarweyne & Guddoomiyaha degmada oo Baaq u diray...

Qashin fara badan ayaa halis ku haya Suuqa weyn ee degmada Xamarweyne, iyadoo Ganacsatada suuqaasi ay si weyn uga cabnayaan inaan laga qaadin 4...

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Xamarweyne oo Caawa la weerarray & Wararkii ugu...

Wararka laag helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaaday mas'uuliyiin ka tirsan degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa ka...

Wararkii ugu danbeeyay Ganacsade Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu dil khaarijin ah uu goor dhoweyd oo Caawa ah ka dhacay degmda Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Dilka oo...

Wiilal dhalinyarro ah oo Caawa toogasho lagu dilay Magaalada Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa dil ka fuliyay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Dalbeyda oo ku hubeysaa Bistoolado ayaa xaafada Koodka ee degmada Xamar-weyne toogasho ku...

Meyd lagu qariyey Goob Ganacsi degmada Xamarweyne oo cabsi ku abuuray dadka Muqdisho

Meyd laga helay goob ganacsi oo ku taalla degmada Xamarweyne ayaa xaalad cabsi ah ku abuuray dadka xaafadaha degamadaasi iyo magaalada Muqdisho. Arrintan ayaa waxaa...

Sarkaal canshuuraha u Qaabilsanaa Maamulka Gobolka Banaadir oo loo xiray Musuqmaasuq

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xabsiga dhigay sarkaal ka tirsan cidiamada canshuurajha ee dowladda hoose Muqdisho. Sarkaalkan xabsiga la dhgigay ayaa ahaa madaxa Canshuuraha dowladda hoose...

XOG: Dadkii ka danbeeyay Dilkii khaarijinta ee ka dhacay Xamarweyne oo gacanta lagu dhigay

Wararka ku dhowdhow saraakiisha amniga magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gacanta lagudhigay dableydii ka dambeysay dilkii khaarijinta ahaa ee ka dhacay 27-kii bishan September...

SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Qasaarihii ka dhashay Qarixii ka dhacay Xamarweyne

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoog leh oo galabta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala...

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kasoo laga maqlay bartamaha magaalada. Qaraxa ayaa ka dhacay Suuqa weyn ee Xamar-weyne, waxaana wararkii...

Mas’uuliyiin Laamaha Ammaanka loo xir-xirtay falkii khaarijinta ee ka dhacay Degmada X/weyne [Akhriso]

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo ku simaha Taliyaha Booliska Soomaaliya ahna taliye ku-xigeenka Ciidamada Booliska Mukhtaar Afrax Xuseen ayaa...

Wararkii ugu danbeeyay Dabkii qabsaday Suuqa Xamarweyne ee Magaalada Muqdisho

faahafaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa Dab xoog leh oo maanta Duhurnimadii qabsaday Suuqa Xamarweyne oo ka mida suuqyada waaweyn ee Muqdisho. Dabkan ayaa...

Wasiirka Amniga Gudaha oo shaqada ka fariisiyay taliye ka tirsan Booliska Degmooyinka Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Wasiirka Amniga Gudaha ayaa shaqada ka fariisiyay mid ka mida taliyeyaasha booliska degmooyinka Gobolka Banaadir. Wasiirka Amiga Maxamed...

Iska hor imaad dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Iska hor imaad hubeysan oo dhaliyay qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Iska hor imaadka ayaa dhex maray ciidamo ka...
error: Content is protected !!