Tuesday, April 16, 2024

Ganacsatada Kalluunka magaalada Muqdisho oo Shaqo joojin ku jira & Canshuur lagu kordhiyey…

Qaar ka mida Ganacsatada Kalluunka magaalada Muqdisho ayaa ku dhaqaaqay shaqo joojin, kadib markii lagu kordhiyey cashuurta ay ka qaadi jirtay dowladda Somalia.

Ganacsatada suuqa weyn ee Kalluunk Xamarweyne ayaa diiday bixinta cashuurta lagu kordhiyay, iyadoo markii hore halkii kalluun laga qaadi jiray 5000 Sh/So, basle hadda laga dhigay Nus Doolar ama (12,000 Sh/so), iyadoo ku doodaya inaysan bixin karin canshuurta lagu kordhiyey.

Qaar ka mida ganacsatada Kalluunka ayaa sheegay in casnhuurta laga qaadi jiray maalin kasta ay siin jireen sarakiil ka tirsan degmada Xamarweyne, waxaana maanta la joojiyey ganacsigii Kalluunka suuqa ugu weyn magaalada oo saameyn ku yeeshay dadkii iyo ganacsatadii ku xirneyd.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON