Thursday, January 21, 2021

xukuumadda cusub

Xukuumaddii ugu waqtiga yareyd ee Ra’iisal wasaare Rooble oo la ansixiyey iyo Wasiirada oo la dhaariyey

Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda. Golaha wasiirada uu soo dhisay Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka...

AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble

Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra'iisal wasaaraha cusub. Golaha Wasiirada cusub ee uu soo...

XOG: Wasiirada Saaxiibada la ah Madaxweyne Farmaajo ee kusoo laaban doona Xukuumadda cusub

Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Gole wasiiro cusub, iyadoo ay soo baxayaan xog ku saabsan...

KASHIFAAD: Xaqiiqada Mucaaradnimada Beesha Wacbuudhan Abgaal ee xukuumadda cusub

Waxaa maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta hadal heysay digniin iyo diidmo ka timid beelaha ku abtirsada Wacbuudhan Abgaal kala hortageen dowladda cusub ee Soomaaliya. Shirar kala...

C/raxmaan Faroole oo Baarlamaanka uga digay inuu Aqalka Sare faragelin sameyn doono [Dhageyso]

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa codkiisa ku biiriyay baaqyada lagu dalbanayo in la ansixiyo xukuuamadda  cusub ee Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Faroole oo ku...

Maxaa lagu heystaa Guddoomiye Jawaari..? [Faaqidaad ku saabsan Aragtida siyaasadeed ee 105-ta Xildhibaan]

Kadib Qoraalkii talo-soo jeedinta xildhibaanada Baarlamaanka ee Guddoomiyaha Baarlamaanka u diray Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa soo baxay dood ku saabsan qoraalkaasi. Qeybta ugu...

Musharixiintii Isbedel-doonka oo ku biiray diidmada xukuumadda cusub [Akhri Qoraal]

Musharixiinta isbedel doonka ee ku mideysnaa doorashada madaxweynaha ka hore isbaheysiga xisbiyada Soomaaliyeed ayaa dalbaday  in loogu noqdo xukuumadda uu soo magacaabay Ra'iisal wasaare...

Wararkii ugu danbeeyay Caawa ee Villa Somalia [Prof. Jawaari oo cakiray xaaladda xukuumadda cusub]

Xaalad adag ayaa soo wajahday Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre kadib markii caawa Guddoomiyaha Baarlamaanka soo saaray talo soo jeedin ah oo looga codsaday...

AKHRISO: Qoraalka Guddoomiye u diray Ra’iisal wasaare Kheyre [Talo soo jeedin mise isbaaro siyaasadeed..?]

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan ayaa qoraalka hoos ku qoran caawa u diray Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya. Qoraalkan ayuu guddoomiye Jawaari ugu magac...

Wasiiro ka tirsan xukuumadda cusub oo Muqdisho soo gaaray & ololihii kalsooni raadinta oo socda

Qaar ka mida wasiirada cusub ee xukuumadda dhowaan la magacaabay ayaa yimid magaalada Muqdisho. Wasiiradan ayaa xilka loo magacaabay iyagoo dalka ka maqan, waxaana laba...

Imaamka Beesha Mudullood: “Baaralmaanka waxaan ka dalbaneynaa inaysan mooshin ku keenin xukuumadda oo ay….” [DHAGEYSO]

Imaamka Beesha Mudullood ayaa ugu baaqay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay ansixiyaan xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Imaam Maxamed...

Odayaasha Beesha H/Gidir oo Go’aan cajiib ah ka qaatay Xukuumadda cusub ee Xasan Cali Kheyre [DHAGEYSO]

Beesha Habargidir ayaa si buuxda u taageertay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre. Caaqil Xasan Cilmi Yaxye oo ka mida...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!