Tag: Yusuf Garad

Maroodiga Muqdisho! [Yusuf Garad oo maqaal ka qoray awoodda Alshabaab ee caasimadda]

Maroodi weyn ayaa Xamar dhex taagan!  Ma arkin miyaa?Keligaa ma aha. Qof aragtay ma jirto!

Maxaa ka si ah Xiriirkeenna Kenya…? (Qormadii Yusuf Garad)

Sharciga Batroolka ayuu Baarlamaanku la degdegayaa. Dhinaca kalena waxaa isa sii dhimaya oo hoos-u-tiris ku socda wakhtiga ka haray in Maxkamadda Caalamiga...

Madaxweyne, Fadlan Kordhi Kana Dhabee Wadahadalka. [W/Q: Yusuf Garad]

Qormadeydan aadka u koobani ma ahan qiimeyn siyaasadda Dowladda. Mana ahan xataa qiimeyn khudbadda uu Madaxweynuhu shalay jeediyay oo dhan. Waa...

Yusuf Garad & Thabit Cabdi oo Baaq wadajir ah kasoo saaray xaaladda Muqdisho (Akhriso)

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar iyo guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa baaq wadajir ah kasoo...

Jooji Dhiigbaxa Caasimadda [Qormadii Yusuf Garad]

Marka laga soo tago xiriirkeenna caalamka iyo gaar ahaan kan mandiqadda aan ku naal, maalmihii na dhaafay waxaa dalkeenna ka dhacay dhowr...

Cashar ma noogu jiraa Maareynta weerarkii Dusit..? [Qormo muhiim ah & Yuusuf Garaad]

Weerarkii Westgate iyo weerarkii Dusit labadaba waxaan joogay Nairobi. Waxaan daawanayay Telefishinka, dhegeysanayay idaacadaha, akhrinayay wargeysyada, dhex mushaaxayay saxaafadda bulshada, la sheekeysanayay Kenyan iyo...

Yuusuf Garaad: “Saameynta ay yeelan doonto ‘ceyrintii Nicholas Haysom’ waa in loo diyaar garoobaa”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in xoghayaha guud ee Q/Midoobay uu qaatay dalabkii Soomaliya, isagoo u yeelay dowladda...

Yuusuf Garaad: Waxaan toos ula hadlayaa Alshabab [EHEB SHABAB -Qormo]

Soomaaliya dhibaato xoog leh ayaa ka jirta. Shacabka Soomaaliyeed waa dhibban yahay. Soomaali kasta waxaan ku leeyahay, haddii xalka aadan qeyb ka noqon karin,...

Yuusuf Garaad: “Dowladda Kenya waxay Qunsuliyado ka furaneysaa Hargeysa iyo Kismaayo, halka dhankeena…”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in dowladda Kenya ay wado qroshe ay Afrika iyo Asia uga fureysaa 16 Xafiis...

Ku-sime ma aha Sii-haye [Qormadii Yuusuf Garaad]

Marar badan ayaan arkay iyada oo la isku khaldayo Ku Sime iyo Sii Haye ama loo adeegsanayo sidii in ay isku macno yihiin oo...

Yuusuf Garaad oo Farriin u diray Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee is-khilaafsan [Akhriso]

Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay xaaladda kacsan ee ka dhex jirta Baarlamaanka Soomaaliya oo maalinta Berri...

Wasiir Yuusuf Garaad oo shaaciyey qaabkii damiinka loogu sii daayay C/raxmaan C/shakuur [Akhriso]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay dadaalkii dheeraa ee loo galay in lagu sii daayo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur. Wasiirka ayaa sheegay...

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Yusuuf Garaad u wakiishay khudbadii shirka Sharma-sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shirka Ganacsiga ee Africa 2017. Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in madaxweynaha isaga...

Wasiir Yuusuf Garaad oo Warbixin ka Qoray socdaalkii Madaxweyne Farmaajo ee dalalka leh ciidamada...

Socdaal diblomaasiyadeed oo uu horseed ka yahay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed, ayaan midkiiba habeen ku soo hoyannay saddexda caasimadood ee Uganda, Kampala; Ethiopia,...

Soomaaliya oo ka dhex muuqatay Shir ay abaabushay Dowladda Qatar oo ka dhacay New...

Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga qeyb gashay shir ay soo qabanqaabisay dowladda Qatar oo ka dhacay xarunta New York. Shirkan oo sanadkiiba mar la...

Dowladda Soomaaliya oo Codsi taageero Milateri & Ciidan u dirtay Mareykanka [AMISOM oo la...

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dowladda Mareykanka ka codsatay inay gacan xoog...

Wasiir Yuusuf Garaad oo miiska u saaran Xildhibaanada Baarlamaanka [Maxaa lagu heystaa.?]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garad Cumar ayaa maanta hortegaya Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka. Wasiirka ayaa dhowaan laga gudbiyay Mooshin ka dhan oo ku saabsan...

Wasiir Yuusuf Garaad oo Warbixin muhiim ah ka qoray Safarrada faraha badan ee Farmaajo...

Intii aan xilka Wasiirnimo hayay waxaan u dhoofay safarro shaqo oo dhowr ah.  Marka laga reebo shir ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Afrika ay...

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo maqaal ka Qoray: Muqdisho iyo Kigali – Shalay iyo...

Muqdisho iyo Kigali - Shalay iyo Maanta 1995 Waxaan isu maray Muqdisho iyo Kigali.  Muqdisho waxay ku sugnayd xaalad aad u qallafsan.  Waxay ahayd Dowlad...

Danjiraha cusub ee Itoobiya oo waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Wasiir Yuusuf Garaad

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa waraaqihiisa aqoonsiga safiirnimo ka gudodomay safiirka cusub ee Itoobiya u soo magacawday Soomaaliya Jamaludin Mustafa...
error: Content is protected !!