Tag: Yuusuf Dabageed

Yuusuf Dabageed: “Ciidamada AMISOM & Itoobiya in la igu soo weeraro oo la...

Guddoomiyihii xilka laag qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay inuu ka badbaaday dil qorsheysan oo loo abaabulay, markii...

Golaha Badbaadada Hirshabeelle oo War kasoo saaray Xiisada Magaalada Beledweyne. [Akhriso]

Golaha Badbaadada Hirshabeelle ayaa Bayaankan ka soo saaray  Mashaqada ka dhacday shalay duleedka Magaalada B/weyne (Kalabeeyrka) taasoo ay ka dhasheen dhimasho sarkaal...

Hirshabeelle oo soo saartay Amar lagu soo xirayo Yuusuf Dabageed & Xiisad ka taagan...

Maamulka Hirshabelle ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo Guddoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo ciidamo...

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal ka dhacay Kala-beyr, Beledweyne.

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Dhexe Maxamed Macow Xalane ayaa maanta lagu dilay dagaal ka dhacay degaanka Kala-Beyr ee duleedka...

Yuusuf Dabageed oo Go’aan Cusub kasoo saaray xil ka qaadista Madaxweynaha Hirshabeelle.

Gudoomiyaha xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa go'aan cusub...

Ciidamo taabacsan Yuusuf Dabageed oo la wareegay qeybo ka mida magaalada Beledweyne & Maamulkii…

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Yuusuf Axmed...

Yuusuf Dabageed oo diiday xil ka qaadis lagu sameeyay & Xiisad ka tagaan Magaalada...

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kadib markii uu...

Yuusuf Dabageed oo Afka furtay, Eedeyn culusna u jeediyey Madaxweynaha Hirshabelle.. [Daawo Farriin...

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa afka furtay, isgoo si kulul ugu eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare hoggaan xumo,...

Yuusuf Dabageed oo xiray taliyihii NISA ee Gobolka Hiiraan iyo ku xigeenkiisa [Akhriso]

Wararka laga helayo Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha cusub ee Gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar(Daba Geed) uu  xabsi u taxaabay saraakiishii nabadsugidda Gobolkaasi. Mas'uuliyiinta...

Madaxweynaha Hirshabeelle xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hiiraan, mid cusubna magacaabay [Akhriso]

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo muddo shan bilood ah xilkaasi hayey. Waxaa...

Yuusuf Dabageed oo kashifay Lacagihii lagu kala qaatay Doorashadii kursiga Beesha Cali Madaxweyne [Dhageyso]

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), kana tirsanaa wasiiradii maamulkii hore ee Hirshabeelle ayaa shaaciyey in musharixiintii u tartamay kursigii baarlamaanka...

Yuusuf Dabageed: “Anigu la igalama tashan xilka la iga qaaday, degdegna waa ku jiraa..”...

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay. Wuxuu sheegay  inaan lagala tashan xil ka qaadista...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka xayuubiyay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan [Akhri Guddoomiyaha cusub]

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa xilka ka qaadis ku sameeyya guddoomiyihii Gobolka Hiiraan. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyaha...

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed oo war aan la fileyn ka soo yeeray

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhismaha maamulka Hirshabeelle iyo doorashada ka dhacday magalaada Jowhar. Yuusuf  Dabageed oo...

Laba guddoomiye oo isku heysta Madaxweynaha Maamulka Goboleedka cusub ee Hiiraan

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Maamul  mucaarad ah oo ay dhismihiisa ku howlan yihiin Ugaaska Beesha Xawaadle iyo taageerayaashiisa la isku...

DHAGEYSO: Yuusuf Dabageed oo 24 saacadood u qabtay Guddiga Doorashada

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa sheegay in caqabad lagu hayo guddiga doorashada Gobolka Hiiraan loo magacaabay. Wuxuu sheegay in Guddiga oo isagu...

Yuusuf Dabageed oo ka hor yimid shirka Maamul u sameynta Hiiraan & Sh/Dhexe ee...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si cad uga hor yimid shirka Jowhar ee maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe. Isagoo maanta...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo waanwaan ku sii daayay Weriye Cali Kuluc

Cali Daahir Xeroow oo ahaa madixii warfaafinta gobolka Hiiraaan ayaa xabsiga laga sii daayay maanta kadib markii uu muddo afar  maalmood ah xirnaa. Xariga...

Guddoomiyaha Hiiraan oo joojiyay shirarkii Odayaasha dhaqanka ee magaalada Beledweyne

Maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Dabageed ayaa war qoraal  oo uu soo saaray wuxuu ku mamnuucay in shirarka iyo kulamo aanu maamulkiisa ka warqabin lagu...

Yuusuf Dabageed: “Oday Koofi leh maamul kama dhisi karo Gobolka Hiiraan” [DHAGEYSO]

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul uga hadlay war ay faafiyeen odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan qaarkood oo sheegay inay maamul gaar...
error: Content is protected !!