Friday, April 26, 2024

Yuusuf Dabageed: “Anigu la igalama tashan xilka la iga qaaday, degdegna waa ku jiraa..” DHAGEYSO

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay.

Wuxuu sheegay  inaan lagala tashan xil ka qaadista uu ku sameeyay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, wuxuunse sheegay inuu ka maqley raadiyeyaasha kuna arkay website-yada.

Isagoo ka hadlayay in  xil kale loo balanqaaday ayuu sheegay inaysan jirin wax ay ka wadahadleen, balse madaxweynaha labada gobol inuu xilka ka qaadi karo.

Ad

“Waxaan is leeyahay xil ka qaadistu degdeg tahay, maxaa yeelay weli madaxweynu
hu xafiis ma sameysan, waqtigiina lama gaarin..” ayuu yiri Yuusuf Dabageed oo balanqaaday inuu la shaqeyn doono ninka la soo magaaabay.

Dabageed

Dhageyso Dabageed

- Advertisement -

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON