Wednesday, July 2, 2025

Taliska Asluubta oo Qirtay Askar dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Qarixii lala beegsaday Taliyahooda

Afhayeenka taliska ciidamada sluubta ayaa shaaciyay in qaraxii saaka aroortii ka dhacay magaalada Muqdisho ay dhimasho iyo shaawac kasoo gaartay qaar ka mida askarta ilaalada taliyaha ciidamada asluubta.

Afhayeenka Taliska Asluubta Cabdiqani Maxamed Qalaf ayaa xaqiijiyey in qaraxa oo ahaa mid fool xun oo lala beegsaday Taliyaha ciidamada Asluubta iyo saraakiisha oo shaqo u socday, qaraxaasina uu ahaa miino, ayna ku dhinteen laba askari oo ka tirsan ciidamada Asluubta, ayna ku dhaawameen afar kale, sidoo kale uu ku dhintay qof shacab ah.

Wuxuu sheegay inaan la gaarin ujeedadii iyo hadafkii xumaa ee laga lahaa qaraxa oo ahayd in la gumaado dadka, wuxuuna tacsi u diray dadkii ku geeriyooday qaraxa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON