Sunday, July 13, 2025

Taliska ciidamada Milateriga oo u yeeray Arday dalbatay inay kamid noqdaan Ciidamada Xoogga Dalka

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo dhowaan soo bandhigay ogeysiis ku saabsan in ardayda ka baxday Dugsiyada Sare ee dalka loo qaadayo ciidamada milateriga ayaa u yeeray ardaydii dalbatay inay ka mid noqdaan ciidamada.

Qoraal kasoo baxay Talis ciidamada Xoogga Dalka ayaa loogu yeeray dhamaan Ardaydii codsatay ka mid noqoshada  Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasoo da’doodu u dhaxeysay 18- sano-21 Sano, iyadoo lagu wargeliyey inay tagaanXerada Ciidanka Cirka Aviasoine Maalinta Sabtida Taariikhduna ku beegantahay 19 /10/2019 saacaduna tahay  7:00 Aroornimo ama hal Saac Subaxnimo

Ardaydaasi ayaa la faray inay horay u qaataan Shahaadooyinkooda Waxbarashada iyo Dharka Sportiga, si ay imtixaan ugu galaan ciidamada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON