Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey in laba weerar oo duqeyn ah ay ku qaadeen degaanka Gendershe ee Gobolka Sh/hoose lagu dilay 62 ka tirsan maleeshiyada Alshabaab.
Qoraalka AFRICOM ayaa lagu sheegay inay ciidameeda qaadeen laba duqeyn oo ka dhacay degaanka Gendershe 15-kii iyo 16-kii Disembar, iyadoo weerarka hore lagu dilay 34 maleeshiyo, halka mid labaadna lagu dilay 28 maleeshiyo ah oo ka tirsan Alshabaab.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA