Wednesday, June 25, 2025

Taliyaha Ciidamada Badda Soomaaliya oo shaaciyey in Xarumihii ciidamadaasi la siiyey Dowlado Shisheeye [Daawo]

Iyadoo maanta Magaalada Muqdisho looga dabaaldegay munaasabadda sanadguuradii 53-aad ee aasaaska ciidamada Badda ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay ciidamada Badda waayeen goob ay ku xusaan maalintan.

Ciidamada Badda Soomaaliya oo la aas aasay sanadkii 1965 ayuu shaaciyey taliyaha ciidamada Badda Soomaaliyeed Madey Nuurow Sheekh Ufurow in xarumihii ciidamada Badda ay dowladda Soomaaliya siiyay dowlado shisheeye, taasoo ku qasabtay inay dekadda Muqdisho xuskooda ku dhigtaan.

Dowladii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Xarun u dhow Dekadii hore ee Muqdisho iyo dhul balaaran oo halkaas ku yaalla siisay Imaaraadka carabta, iyadoo ay hore isugu dhaceen safiirka Imaaraadka iyo Taliye Ufurow.

HOOS KA DAAWO VIDEO

XOG: Dagaal afka ah oo dhex maray Taliyaha ciidamada Badda Somaliya & Safiirka Imaaraadka Carabta

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON