Sunday, July 6, 2025

Taliyaha ciidamada Booliska oo taliye cusub u magaacabay Ciidamada ilaalada Wadooyinka

Taliye cusub ayaa loo magacabay ciidamada ilaalada wadooyinka ee Muqdisho, taasoo ka mida isbedel weyn oo uu wado taliyaha ciidamada Booliska.

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. C/xakiin Daahir Saciid (Saacid) ayaa xilka Taliyaha Ciidamada ilaalada Waddooyinka u magacaabay Jen. Cali Xersi Barre (Cali Gaab), oo muddo dheer xilkan u soo hayay.

Cali Gaab oo maanta laga warhelay in xilkan dib loo magacaabay ayaa lagu arkay wadooyika Muqdisho, wuxuuna taliyahan ka mid ahaa kuwii ugu shaqada badnaa muddooyinkii uu xilkan soo hayay.

Taliye Cali Gaab ayaa iska casilay xilka taliyaha Gobolka Banaadir kadib muran  dhul oo uu ku lug yeeshay, kadina wuxuu ku dhex lumay taliska booliska.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON