Sunday, July 13, 2025

Taliyaha ciidamada Xoogga oo ciidamada milateriga ku amray inay ka baxaan Caasimadda [Dhageyso]

taliyaha Ciidanka Xoogga Gen. Maxamed Aadan Axmed ayaa amar kasoo saaray rasaasta au ridayaan ciidamada ee khalkhalka ka abuurtay caasimadda Muqdisho.

Isagoo si toos ah uga hadlayay TV-ga dowladda ayuu sheegay in rasaasta ay ridayaan Ciidanka Dowladda Federaalka ay ka soo horjeedo ammaanka, isla markaana ay hanti ugu fadhiyo umadda oo aan loo baahneyn.

Waxa uu  sheegay in ciidamada milateriga ka baxaan magaalada , kuna laabtaan xerooyinkooda intii aan shaqo la ogyahay ku jirin.

Ciidamada dowladda ayaa rasaas ku asqeysiiyay hawada iyagoo u dabaaldegaya madaxweynaha cusub ee la doortay Maxamed C/llaahi Farmaajo.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON