Friday, July 18, 2025

Taliyaha NISA oo dacwad ku soo oogay Website laga leeyahay Puntland [Akhri Qoraalka Gaafow]

Qoraal uu ku saxiixnaa Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka NISA ayaa lagu beeniyay qoraal kaga been abuurtay Hay’adda NISA oo lagu baahiyay website laga leeyahay Puntland.

Taliye C/llaahi Gaafow ayaa qoraalkiisa ku sheegay in warqadda uu faafiyay website-ka ay tahay mid been abuur ah isagoo ka dalbaday maamulka webkaasi inay caddeyn u keen qoraalkooda ama sharciga lala tiigsan doono.

HALKAN GUJI SI AAD U AKHRISO QORAALKA LAGA FAAFISAY NISA

 HOOS KA AKHRI QORAALKA TALIYE GAAFOW

qoraal-gaafow

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON