Friday, July 11, 2025

Taliyaha NISA oo su’aalo adag uga jawaabaya Xildhibaanada Baarlamaanka [Akhri qaar ka mida su’aalaha]

Kulan la sheegay in lagu soo xirayo Kalfadhiga toddobaad ee Baarlamaanka ayaa ka socda xarunta Baarlamaanka ee Muqdisho, iyadoo su’aalo hor leh oo adag ay weydiinayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Taliyaha NISA C/raxmaan  Tuuryare ayaa iska difaacay su’aalo adag oo xildhibaanada ay weydiiyeen, iyadoo ka codsaday inuu xilka iska casilo, wuxuuna waxba kama jiraan ku tilmaamay in xabsiyada NISA lagu jirdilo maxaabiista, isagoo sheegay in cid waliba oo xildhibaanada ka mida ay ku casuumayaan inay booqdaan Xabsiyada.

Taliye Tuuryare ayaa sidoo kale difaacay sababta xildhibaanada loogu diiday inay damaanad ku sii deyn karaan maxaabiista u xiran Hay’adda Nabadsugidda, wuxuuna sheegay inaysan taasi ogolaan karin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON