Wednesday, June 25, 2025

Taliye ku xigeenka Booliska Puntland oo toogasho lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso

Koox hubeysan ayaa maanta magaalada Boosaaso toogasho ku dhaawacay taliye ku xigeenka Booliska Puntland.

Weerarka lagu qaaday taliye xigeenka saddexaad ee Booliska G/le Dhexe Jaamac Saxardiid Cabdi ayaa la sheegay inay geysteen dabley ku hubeysan Bistoolad oo kadib baxsaday.

Dhaawaca taliyaha xigeenka Booliska ayaa la xaqiijiyay inuu yahay mid culus, waxaana la dhigay Isbitaalka weyn ee Magaalada Bosaaso.

Wararka ayaa sheegaya in taliye Jaamac Saxardiid Cabdi oo ku sugnaa Hotel Madiina ayaan wax ilaalo ah wadan xiligii la toogtay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON