Friday, June 27, 2025

Taliye ku xigeenka NISA ee Gobolka Banaadir oo la magacaabay [Akhriso]

Iyadoo ay socoto magacaabidda xilalka kala duwan ee dowladda Soomaaliya ayaa la shaaciyay la magacaabay  taliye ku xigeenka Nabadsugidd Gobolka Banaadir.

Taliye ku xigeenka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka ee Gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay Gaashaanle  Maxamuud C/qaadir Xaaji (Jeego).

Magacaabiddan ayaa ka mida mas’uuliyiin fara badan oo marba xil loo magacaabo kuwaasoo warbaahinta ka war hesho.

Hore waxaa taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir loogu magacaabay Saadaq Cumar Xasan oo hore u ahaa taliyaha NISA ee Galmudug.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON