Friday, June 27, 2025

Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo xilkii iska casilay (Akhri sababta)

Taliyihii ciidamada Booliska Gobolka Banaadir Gen. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab)  ayaa shaaciyay inuu isaga tegay xilkii Taliyaha Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir.

Taliyaha ayaa sheegay inaysan jirin  cid ku qasabtay inuu Xilka ka tago islamarkaana uusan Cidna Dacwo ka aheyn, balse uu go’aansaday inuu isagu shaqada ka tago.

Wuxuu sheegay Gen Cali Gaab inuu soo qabtay shaqo wanaagsan isla markaana uu la shaqeyn doono Laamaha Ammaanka dalka, gacaanna ka siin doono dhinaca nabadgelyada.

Ma jirto wax faafhaahin ah oo laga bixiyay xilka tagista taliyaha Qeybta Guud ee Ciidamada Booliska e Gobolka Banadiroo jug weyn ku noqoneysa howlihii ammaanka Gobolka.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON