Sunday, July 13, 2025

Taliyihii Ciidamada Booliska Puntland oo shaqadii laga fariisiyay [Akhriso Wareegto]

Taliyihii Booliska Maamulka Goboleedka Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg) ayaa shaqada laga joojiyay.
Wareegto uu ku saxiixan yahay  Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/Xakiin Cumar Camey ayaa shaqada looga joojiyay  Taliyihii Booliska Maamulka Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg), iyadooaan aanu sheegin sababta  keentay shaqo joojinta Taliyaha.

Taliyaha ayaa xilkan loo magacaabay Bishii May, 2016kii, waxaana uu xilligaas kala wareegay C/risaaq Afguduud xaalad ka dhalatay gacan ka hadal dhex maray ciidamdada Birmadka iyo Booliska Puntland

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON