Wednesday, July 2, 2025

Taliyihii ciidamada Maamulka Jubba oo lagu dilay Buulo-gaduud

Wararka laga helayo  Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ka dilay taliyihii ciidamada maamulka Jubba Gen. Mursal Geedi kadib markii weerar lagu qaaday saaka gaari uu ka socday  degaanka Buulo-Guduud ee aaga hore, waxaana weerarkaasi lagu sheegay inuu aha mid qorsheysan oo ay ka danbeysay maleeshiyad Alshabaab.

Gen. Mursal Geedi
Gen. Mursal Geedi

Taliyaha oo qaabilsanaa aaga waqooyi ee Buulo-Guduud halkaasoo ciidamada maamulka Jubba ay saldhig ku leeyihiin ayaa la sheegay in bam loogu xiray hoygiisa kadibna lagu qarxiyay qeybta musqusha, sidaasina uu ku dhintay  Taliyaha.

Taliyahan ayaa kasoo jeeda degmada  Bu’aale, wuxuuna ka mid  ahaa Saraakiisha ugu cadcad Maamulka Axmed Madoove ee dagaalka Al-Shabaab ay kula jira.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON