Wednesday, June 25, 2025

Talyihii Booliska degmada Wadajir oo xilka looga qaaday Fal Alshabaab ka fulisay degmadiisa & Taliye…

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaadey Taliyihii Ciidamada Booliska sladhigga degmada Wadajir C/baasid Maxamuud Cagey.

Wararka ayaa sheegaya in Saldhiga Booliska Wadajir loo magacaabay taliye cusub oo lagu macgaabo Saciid Cali Maxamuud, iyadoo warar soo baxay ay sheegayaan in la xiray taliyihii hore inta aan xilka laga qaadin, kadib markii la sheegay in degmadiisa shalay laga dhex tuuray Hoobiyeyaal lagu weerarray Xalane oo ay sheegtay Alshabaab.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska taliska Booliska ayaa xilkii looga qaaday taliyihii saldhiga degmada wadajir Cabdi-baasid Maxamuud Cagey. Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ugu taliyaha cusub Siciid Cali usoo jeediyay in uu xilka loo igmaday u guto si dacaad ah, maamumkana ay ka taageeraan howl Maalmeedkooda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON