Wednesday, June 25, 2025

TARSAN: “Afartii sano wuxuu Xasan Sheekh ka shaqeynayay inuu dib u soo laabto…” (DHAGEYSO)

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tuur (Tarsan) oo hadda hogaamiye ka ah xisbi siyaasadeed ayaa ku baaqay

in guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Sheekh Cusmaan (Jawaari) uu sii hayo xilka madaxweynaha Soomaaliya si KMG ah marka ay dhammaato xilliga madaxweyne Xasan Sheekh ee ku eg 10-ka Sepember 2016.

Isagoo ka hadlayay shir ay yeesheen siyaasiyiinta xisbiyad iskood u furtay oo Muqdisho ka dhacay ayuu sheegay in dowladda Xasan Sheekh ay dooneyso inay sirto oo mar qura ay doorasho ku soo boodo si ay xilka ugu soo noqdaan, taasina aysan ka yeeleynin.

“Dowladdan intii ay jirtay waxba ma qaban, afarta sano wuxuu Xasan Sheekh ka shaqeynaayay sidii uu dib ugu soo laaban lahaa…” ayuu yiri Tarsan oo sheegay in xukuumadda KMG ah ee Jawaari ay diyaarin doonto doorashooyinka.

DHAGEYSO  TARSAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON