Tuesday, June 24, 2025

Tarsan oo ugu baaqay dadka Muqdisho inay kacdoon sameeyaan

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay in dadka ku nool Magaalada Muqdisho oo gaaraya  Saddex Milyan oo ruux ay xuquuqdoodii ka waayeen aqalka sare ee Baarlamaanka ee Soomaaliya ay yeelaneyso.

Guddoomiye Tarsan ayaa ku dhalilay in Xildhibaannada iyo Siyaasiinta u dhashay Gobolka Banadir ay dayaceen xuquuqdii ay lahaayeen dadka ku nool Gobolka Banaadir, taasina aysan ahayn wax la aqbali karo.

Tarsan wuxuu ku baaqay in dadka ku nool Muqdisho ay isu soo baxaan oo xaqooda raadsadaan, kana dhiidhiyaan xaqdarada lagu sameeyay.

DHAGEYSO TARSAN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON