Tuesday, July 1, 2025

Tirada Ciidamada Dowladda Federaalka & Maamul Goboleedyada Dalka [Dhageyso Baarista]

Daraasad AMISOM ku sameysay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa lagu sheegay tirada ciidamada dowladda iyo kuwa maamullada dalka.

Daraasadda AMISOM oo la qaaday intii u dhaxeysay Maarso 2018 ilaa Janaayo 2019 Waxaa lagu ogaaday in maamullada dalka ka jira ay leeyihiin tirada ciidamada soo socda: Marsh 2018 Jan 2019

Ciidamada Dowladda guud ahaan: ku dhowaad 30,000 Askari

Puntland: 5248 (Waa Boolis ee kuma jiraan Daraawiishta)

Jubbaland: 5715

Galmudug: 5754

K/Galbeed: 3231

Hirshabeelle: 4500 (Qiyaasta Hirshabelle ee AMISOM-lamase tirakoobin)

AMISOM ayaa sheegtay warbixinteeda inaysan heysan qalab, saanad iyo gaadiid wanaagsan, ayna geysato xaalad dhaqaale la’aan, iyadoo ay yar tahay awoodda ay kala hortegi karaan Alshabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan.

Banaamijka Galka Barista ee VOA-da ayaa ku saabsan xaaladda ciidamada militariga Soomaaliya, tirada u diiwaan gashan iyo caqabadaha haysta dhismaha ciidanka.

HOOS KA DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON