Sunday, July 13, 2025

Toogasho ka dhacday duleedka Muqdisho iyo isu socodkii Gaadiidka oo istaagay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada dowladda goor dhoweyd lagu dilay duleedka magaalada Muqdisho.

Dilka ayaa ka dhacay degaanka Ceelasha, waxaana wararku sheegayaan in ciidamada ay goobtaasi iyadoo la xiray isu socodkii magaalada Muqdisho iyo Afgooye.

Ciidamada ayaa baaritaan ka wada degaanka Ceelasha, waxaana la sheegay inay baadi goobayaan dadkii ka danbeeyay dilka askariga.

Bisha Ramadaan ayaa laga cabsi qabaa in ay kooxda Alshabaab sii kordhiyaan weerarrada iyo qaraxyada ay la beegsanayaan cidiamada dowladda.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON