TOOS GAROWE: Munaasabadda Xuska Sanadguurada 20-aad ee dhismaha Maamulka Puntland

0

Waxaa magaalada Garowe ka biaabatay munaasbadda loogu dabaaldegayo sanadguurada 20-aad ee asaaaskii maamulka Puntland, iyadoo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Federaalka ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Kheyre iyo Golihiisa Wasiirada.

Xafladda oo si weyn loogu soo qeyb galay waxaa sidoo kale ku sugan madaxda Maamulka Puntland, marti sharaf kala duwan iyo dadweyne iyadoo lagu wado inay khudbado ka jeediyaan madaxda dowldda federaalka iyo kuwa Puntland.