Friday, June 27, 2025
HomeDoorashadaTOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2017

TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2017 [Muqdisho]

-

DOORSHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA 2017

SOMALIA DECIDES

HALKAN KALA SOCO DOORASHADA OO QORAAL, MAQAL IYO MUUQAAL AH

Waxaa ku tartamaya 22 musharax oo kala ah:

Shariif Sheekh Axmed

Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke

Maxamuud Maxamed Culusow

C/qaadir Cosoble Cali

Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

Maxamed Cali Ameeriko

C/naasir Maxamed Cabdulle

Maxamed C/llaahi farmaajo

C/raxmaan C/shakuur Warsame

Jibriil Ibraahim Cabdulle

Cali Xaaji Warsame

Saciid C/llaahi Deni

Saciid Ciise Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud

Maxamed Axmed Jabarti

Maxamed Cabdirisaq

Cabdulahi Cali Axmed

Cabdulahi Cilmooge Xirsi

Zakaiye Maxamud Xaaji

Bashiir Raage Shiiraar

Xaaji Maxamed Yaasin

Axmed Maxamed Cabdi


Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa oo ka hadlayay fadhiga Baarlamaanka ayuu sheegay inuu u tanaasulay faragelin qaawan oo lagu hayo doorashada, isagoo sheegay in kuwa meesha fadhiya oo aanu magacaabin ay faragelin ku sameeyeen doorashada.

Wuxuu Xildhibaanada ugu baaqay inay beeniyeen faragelinta lagu sameeyay masiirka umadda Soomaaliyeed lagu hayo oo ay u codeeyeen damiirkooda.

Zakariye ayaa markii hore ku faanay inuu heystay codad tiro badan, balse uu doonayo inuu war taariikhi ah reebo kaasoo noqday in faragelin lagu sameeyay doorashada Soomaaliya.