TOOS U DAAWO: Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee ka socota Magaalada Garowe.
Doorashada kursiga ugu horeeya ee xildhibaanka kowaad ee soo galaya Aqalka hoos ee Barlamaanka Soomaaliya ayaan oqday  kursiga Ciise Maxamuud, waxaana goobta ka muuqda hal sanduuq oo musharixiintoodu ku kala baxayso, iyadoo lagu ridi doono 51 cod.
Goobjooge.com