Tuesday, June 24, 2025

TOOS U DAAWO: Maxaa ka socda Isgoyska 14-ka Oktoobar (Soope) ee Magaalada Muqdisho..?

Waxaa Isgoyska 14-ka Oktoobar (Ex. Soobe) ee magaalada Muqdisho ka socda isu soo bax lagu xusayo sanadguuradii koowaad ee qaraxiii musiibadii ahaa oo halkaasi  ka dhacay.

Waxaa isugu soo baxay dadweyne kumanaan ah iyo madaxda dowladda oo uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

HOOS KA DAAWO -TOOS-

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON